27 Oct, 2025
1 min read

Dowladda Federaalka oo shaacisay in la joojiyay howlgalka Burcad-badeeda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022. Xeebaha Soomaaliya ayaa laga aaminsanaa meel halis ah iyadoo aysan jiran warbixin sax ah oo cadeynaysa in ay halis dhanka nabad-geliyaha ah ay ka jirto isu socodka gaadiid Badda ee marin […]

1 min read

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo Shaaciyay jadwalka doorashada 3-kursi.

Muqdisho:-Guddiga doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa shaaciyay Jadwalaka doorashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran doono Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland, kuwaa oo kala ah Hop#023,Hop#132 iyo Hop#092. Guddiga ayaa sheegay in maanta oo Arbaco ah la shaacin Doonaan Guddiga Xulista ergada, Halka […]

2 mins read

Itoobiya oo laga qaaday xaaladdii deg-degga aheyd.

ADDIS ABABA:- Baarlamanka Dalka Ethiopia ayaa maanta oo Talaada ah u codeeyay in la qaado xaaladdii deg degga aheyd ee Ethiopia la geliyay bishii November ee sanadkii tagay, xilligaas oo dagaalyahanada Jabahadda Tigray ay ku soo siqayeen magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Markii hore, xaladdan deg degga ah ayaa Ethiopia looga dhawaaqay inay dalkaasi […]

1 min read

Soomaaliya iyoTurkiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal.

Muqdisho:- Cabdi Saciid Muuse Cali Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta cilaaqaadka dhow ee Labada Dowladood iyo Labada Shacab ee walaalaha ah. Labada wasiir ayaa wada hadalkooda ku lafo-guray sidii loo horumarin lahaa xiriirka […]

1 min read

QM oo ka digtay in Kumanaan ruux Cunno la’aan halis u geli karaan Febaraayo ilaa May 2022.

Hay’adaha kala duwan ee Gargaarka & Bani aadamnimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay halis cunno la’aan oo ay wajihi karaan Dalalka dagaallada iyo abaarta isugu darantay sanadihii u dambeeyay. Ethiopia, Nigeria, Koofur Suudaan & Yemen ayaa ah waddamada ugu badan ee digniintaan la diray lagu muujiyay kaddib markii xog-uruurin ay sameeyeen Hay’adaha kala […]

1 min read

Dhuusamareeb oo maanta lagu dooranayo Laba Kursi oo Baarlamaan ah.

Magaalada Dhuusamareeb xarunta DG Galmudug waxaa maanta lagu dooranayaa labo kursi oo tirsigoodu yahay HOP#025 & HOP#081 oo musharixiinta u tartameysa uu diiwaangeliyay Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Dowlad-Goboleedkaas. Labadaan kursi oo kamid ahaa saddex xubnood isku jadwal kusoo baxay waxaa laga reebay HOP#053 sabab uu SEIT Galmudug ku sheegay in la dhammeystirayo habraacyadiisa balse Guddigu ma […]

1 min read

Inta aadan “Comment” Qorin isku Xir.

Inta Badan waan Akhriyaa “Comments-ka” Saaxiibadeey. Waxaan u Akhriyaa si aan wax uga faa’iideysto Aragtiyada kala duwan ee Saaxiibageey. Mararka qaar waxaan soo dhax dhigaa Aragti Anigaba ila qalafsan, si aan u ogaado jawaabaha laga bixinayo. Bacdamaa Dadku ey kala dooq, kala Da’ kala Aqoon iyo kala garaad yihiin, waxaan u soo qoraa Qoraalo aad […]

1 min read

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay hadal ka soo yeeray Shiinaha.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee  Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanay dawladda Shiinuhu u yeedhin karin dalkiisa cidda ay la yeelanayaan xidhiidh diblomaasiyadeed ka dib markii warbaahinta kula hadlay Twain. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo ku gudo jira booqasho rasmi ah oo wefti uu hoggaaminayey ay ku tageen  Taiwan, […]

1 min read

Mareykanka, Britain iyo xulufadooda oo muwaadiniintooda ugu baaqay inay degdeg uga baxaan Ukraine.

Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka Ruushka, oo ay ku jiraan weerar dhinaca cirka ah oo ay Washington sheegtay Jimcihii inay dhici karaan wakhti kasta. Maraykanka iyo Yurub ayaa sare u qaaday digniintooda ku aaddan weerar soo fool leh, halkaa Moscow ay ku […]