Muuqaallada
Prof Yaxye Sheekh Caamir”Ra,iisal Wasaare Abiy Axmed Wuxuu Aaminsan Yahay Sixirka,Faalka Iyo Khuraafaadka”
Prof Yaxye Sheekh Caamir”Ra,iisal Wasaare Abi Axmed Waxa Uu Aaminsan Yahay Oo Uu Ku Dhaqmaa Oo Uu Aaminsan Yahay Sixirka,Faalka Iyo Khuraafaadka” Waraysi lala yeeshay Prof. Yaxye Caamir ayaa u dhacay sidaan. Hoos ka daawo wareysiga oo Muuqaal aj:
Gabar caan ka ah barta YouTube ka oo Ceel ka qaday Duleedka magaalada Jowhar.
Kooko Buulle, oo ah gabar dhalinyaro ah oo muuqaallo kusoo gudbisa Youtube, ayaa ceel ka qodday duleedka magaalada Jowhar oo ay dad masaakiin ah dagganaayeen. Waxey u dabbaal-degeysay Youtube-keeda oo ay soo raaceen 1 milyan oo qof waliba sanad iyo bar gudihiis. Dagaallada ka dhaca baadiyaha waxaa badanaa sababo ceel la isku dagaalay. Kooko, waxey […]
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Beelaha mudulood.
Shir u socday maalmahaan Beelwaynta Mudulood, ayaa waa laga soo saaray warmurtiyeed. Hoos ka dhagayso warmurtiyeedka.
Xuquuqda Gobalka Banadir: Qof ha dulmin, hana ogolaan in lagu dulmiyo.
Waan la kulmay Gudiga doorashada qaran, oo ay tahay in ay Dadka ra’yigooda dhageeystaan. Weey dhageeysteen, laakin Hal TV ayaa u joogay, mana ogolaan in ay soo daayaan Aragtida kala duwan ee Dadka, in laga jaro Dadka qaar. Si kastaba Muwaadinku waxa uu xaq u leeyahay in uu aragtidiisa dhiibto. Aragtideyda Gobalka Banadir State waa […]
RW Xamze Cabdi Barre oo Hadallo kulul u jeediyay maamulka Axmad Madoobe+Cod iyo Vedio.
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay Xafladuu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee ciidanka xoogag dalka , ayuu weerar dhinaca afka ah ku qaaday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Xamse Barre , ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qeyb ka ahaa heshiisyadii dalka loogu jiheenayay doorasho qof iyo cod […]
Munaasabad tartan Isborti lagu soo gabgabeeyay iyo sagootin loo sameeyay macalin Guduudow oo ka dhacday MeerTaqwa.+Sawiro iyo Vedio
Xaflad balaran oo ay ka soo qeybgaleen maamulada Degmooyinka MiirTaqwa Ceelbaraf iyo Biyacadde ayaa waxaa kale oo ka soo qeybgalay Ururada Bulshada, Bahda Waxbarashada, ururada Haweenka, waxgaradka labada Degmo iyo Bahda Isbortiga. Waxaa halkaasi ugu horayn lagu soo gabagabeeyay tartan isboorti oo lagu maamuusaayay ciyaaryahan hore u ciyaari jiray Naadigii Wagad ama FIAT oo lagu […]
Degmada Miir Taqwo oo yeelatay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel Ciyaaraha.
Degmada Miir Taqwo oo loo sameeyay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel inay Ciyaaraan Kubadda Cagta. Academician ayaa loogu magac daray Halyay Cabdiraxmaan Hiraabe oo ahaa Qunsulkii hore Soomaaliya ee Dowlaadda Jabuuti . Xaruntaan ardayda lagu tababarayo waxaa aas aaskeeda lahaa oo hirgeliyay Halyay Qaran Caamir iyo xubno kale oo Qurbo joog ah oo deegaankaas ka […]
Sodaalkii Nabadda ee Nadaxweynaha Hirshabeelle +Video
Sodaalkii Nabadda ee Nadaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ahaa mid uu ku soo maray deegaano dhowr ah oo Gobolka Sh/Dhexe . Hadaba hoos ka fiirso socdaalka madaweynaha Galmudug:
Xaflad lagu maamuusaayay Sanadguurada Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dublin iyo madaxdii halkaas ka hadashay+ Video .
Gudoomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurba-Joogta Soomaaliya Ee Yurub, waxaa waxa uu ka hadlay aas-asayaashii Dowlad Gobeleedka Galmudug, Mudane Maxamed Warsame Cali (Kiimiko) oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2006-2009, iyo Mudane Maxamed Axmed Caalin, oo noqday Madaxweynihii labaad ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2009-2012, Maamul Gobeleed Galmudug wuxuu si dimuqradiyad leh ku […]
Daawo: Aaska Caalimkii Waynaa Sheekh Cismaan Xidig.
Dadweyne aad u fara badan ayaa ka qaybgalay Aaska Caalimkii Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Sheekh Cismaan Xidig oo ka dhacay Magaalad Muqdisho, gaar ahaan Degmada Kaaraan. Hadaba Daawo Aaska Sheekha: