July 2024
Nasashadda Jimcaha. Q-419 =Cudurkaan ma ku dhacaa Siyaasiyiinta Somalida?.=
1A. Wiil ayaa laga wacay “interview” uu shaqo IT Company uga dalbaday . Madaxdii shirkadda ayaa weeydiisay sida uu halkaan ku soo gaaray in interview – ga loo ogolaado. Waxa uu yiri: waxaan Jabsaday Computer-kiina kadibna waxaan isku casuumay interview- Short list. (F.S:1aad) ( Shaqa ma siin leheed Wiilkaan) 2B. Nin Shaqo soo doontay ayaa […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen argagixisada soo weerartay deegannada Buulo-Xaaji iyo Harboolle, isagoo tilmaamay in guushan ay ka marqaati kacayso tayada iyo awoodda Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso dib u dhiskooda. Madaxweynaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed, gaar […]
Al-Shabaabkii ugu fara badnaa oo lagu dilay Dagaal ka dhacay deegaano ka mid ah J/Hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa saakay afka ciida u daray khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee gobolka Jubada hoose, iyadoo halkaas lagu gaarsiiyay khasaare xooggan. Wasiir Kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in khawaarijtii soo weerartay deegaannada Buulo-Xaaji iyo Harboole ee Jubbaland lagu gaarsiiyay […]
Daawo: Aaska Caalimkii Waynaa Sheekh Cismaan Xidig.
Dadweyne aad u fara badan ayaa ka qaybgalay Aaska Caalimkii Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Sheekh Cismaan Xidig oo ka dhacay Magaalad Muqdisho, gaar ahaan Degmada Kaaraan. Hadaba Daawo Aaska Sheekha:
Nasashadda Jimcaha. Q-418 =Weligaa arki meysid, Nin Mingis tacbo oo Isbitaalka dhaxdiisa Mingis ku tumaa !!!=
FG: Fasiraadda ula jeedada Caawa Adigaan kuu dhaafay. (…………….) 1. Nin ayaa yiri: Weligaa arki meeysid, Nin Mingis tacbo oo Isbitaalka dhaxdiisa Mingis ku tumaa. Sababtuna waxa ay tahay, Isbitaalka waxaa lagu daaweeyaa Cuduro Run ah. (………………………………………….) 2. Arooskaan Siyaasadeed intow ku dambeeydoonaa? ( F.S:1aad) (………………………………………..) 3. Wiil jiro 7 Sano oo Hooyadii. Geeriyootay, ayaa […]
Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan Xakameynta Hubka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay Golaha Amniga Qaranka maanta oo ay Taariikhdu tahay 18-ka Luulyo 2024. Kulanka ayaa qodobaddii looga hadlay waxaa ka mid ah dhacdadii hubka sharci darada ahaa ee sida dhumaaleysiga ah lagu soo […]
Maamulka Jubaland oo Taliska AFRICOM kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab.
Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ayaa Kismaayo ku qaabilay taliyaha dowladda Maraaykanka u qaabilsan hawlgallada gaarka ah ee bariga Afrika, Kornayl David Haskell, kaas oo booqasho ku tagay Kismaayo. Kulanka dhexmaray labada masuuul ayaa lagaga hadlay howlgallada ay wadaan Ciidamada Jubbaland iyo tageerada dhinaca amniga ee Maraykanka ee la xiriira dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab. […]
Nasashada Jimcaha. Q- 416=Siyaasadda ma aqaane, Horta Somaliya Qadar iyo imaaraadka yaa u roon?=
1. Madaxweynihii hore ee Cuba. Md.fedel Castro ayaa 1960 la weydiiyay Musharixiinta Mareykanka ee Kennedy iyo Nixon kee fiican? Waxa uu yiri: Laba Kabood oo hal Qof wada leeyahay kalama fiicno. Amerika waxaa xakumo hal Xisbi oo ah kan Yuhuuda / Zionist oo leh laba garab garabka Zioniyada Adag “Republican” iyo Garabka Zioniyada fudud “Democrati”. […]
Maxaa laga rabaa Muuse Biixi oo kaligii loo eedeynaaa, Farmaajo xittaa Itoobiya……. ? (Dhagayso Codka Farmaajo).
Maxaa laga Rabaa oo Md. Muse Biixi oo kaligii lagu eedeynayaa. Hore Md. Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa u yiri: Annaga iyo Ethiopia waxaan nahay Walaalo( taa waa la dhihi karaa waa luqad siyaasadeed) intaa waxa uu ku daray: , waxaan Nahay Dad isku Asal dhiig ah, Cid nakala fogeeyn karto ma jirto.Intaa in la mid […]
Madaxweynaha oo degaanka Waragaadhi kaga dhawaaqay Wajiga Labaad ee Dagaalka Al-Shabaab.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Soomaaliya ee dagaalka kula jira ururka al-Shabaab. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay madaxtooyada, Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan […]