January 2025
Nasashada Jimcaha. Q-446=Allow ummadaada kuwa Culeeyska ku hayo ka qaad.=
1. Bilcaanta rabtaas saaran, waxa ay igu yiriheen waa Calaamaddii Xuriyadda, sinaanta- isku jurub iyo Xuquuqda Qof in lagu dhax dhowrayo Ameerika. Hayeey, Hayeey, Hadda Trump ayaa yimid, Duqdiina waa ka soo carartay Ameerika. Xaad sugeehee, Ar ka soo kud. ( F.S:1-2aad) ( iska soo noqo ebadba waxaad aheyd Habaaw, kadibna Madiidin maashi loo heeystaad […]
Nasashada Jimcaha. Q-445=Somaliya haddii Mucaaradka iyo Muxaafadka la isku shiido Xal mala gaaraa?=
1. Sirtaada qaar ku qarso Naftaada, haddii aad ku aaminto, Saaxiibkaaga Gaarka ah ee kalsoonidu idinka dhexeeyso” your best friend”, ogow Saaxiibkaa waxa uu leeyahay saaxiib kale oo gaar ah oo uu ku kalsoon yahay” his best friend “, kaasina ma ahan Adiga Saaxiibakaa” your best friend “.( F.S:1aad) ( Sirtaada Qaar ilaasho) 2. Markii […]
Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliyeed oo wada gaaray heshiis la xiriira siyaasadda, ciidamada, dhaqanka iyo dhaqaalaha.
Madaxweyne Sisi ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo kulankaasi uu goob joog ka ahaa saxiixa baaq siyaasadeed oo ay ku mideysan yihiin, si kor loogu qaado heerka xiriirka labada dal, gaar ahaan dhanka iskaashiga istiraatijiyadeed, sida siyaasadda, ciidamada, dhaqanka iyo dhaqaalaha. Dhinaca ciidamada, labada dhinac waxay ku heshiiyeen in la sii […]
RW XAMSA : “Si uu dalkeennu u helo dib-u dhis waa in aan taageerno ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo maalgashiga…”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay nidaamka shaqo ee lacag bixinta deg-degga ah ee (SPS) Somali Payment Switch. Ra’iisul wasaare Xamsa, ayaa sheegay in horumar laga sameeyay nidaamka lacag-bixinta, oo si ammaan ah ay bulshadu u isticmaasho adeegga lacagaha danabeysan taas oo ay fududeeyeen bangiyada Soomaaliyeed, wuxuuna dhiirrigelinayaa […]
Wadamada Afrikada kale wey iman karaan bilaa Fisa laakiin Soomaaliya Maya
Madaxda dowladda Somalia ee maanta hogaanka dalka haysa, waxaa horyaala halxiraale weyn oo u baahan si dagdag ah ay u furaan. Warkan ay Kenya soo saartay shalay ma ahan waxa cusub, waxaase uu ahaa mid horay u jiray. Somalia iyo Kenya ayaa horay u kula saxiixday heshiiso badan oo ay ku jirtay arrinta safarrada dadka […]
KAFTAN RUNTANA U DHOW YEY IS SHABAHAAN QABIILADA SOMALIYEED MARKA LAGA EEGO QOWMAMKII HORE?
1 DAAROOD Israel waayo qofka daarood wuxuu jecelyahay inuu nabad iyo magac ku noolaado umana ogola dadka kale ineey heystaan intaa in le eg haduusan ka hor istaagi Karin nabadaa iyo magacaa ugu yaraan wuu dhibsan oo Kuma farxayo in looga sheekeeyo nabad iyo baraare reer kale maaha xaqiiqada balse waa tacbiir ii gaara no […]
Faysal Cali Waraabe oo sheegay in shaqsiyaad ka mid ah madaxtooyada Soomaaliya xiriir la leeyihiin Argagixisada.
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo amni xubno ka tirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaana Xaafiisyada keydka iyo Amniga Qaranka qeybta (Datta Analysts), ayaa lagu helay in ay ahaayeen xubno ka tirsanaa kooxaha Argagixiso, taas oo keentay in dib u baarid xoogan shaqaalaha lagu sameeyo. Sidoo kale mid kamid ah Ilaalada khaaska ah ee MW Xassan Sh […]
Farmaajo “Waxaan Dowlad Goboleedyada, madaxdii hore ee qaranka & Baarlamaanka ugu baaqayaa wadatashi Qaran …”
Dalkeennu wuxuu galay marxalado siyaasadeed oo horseedi kara qalalaase, dib u dhac siyaasadeed iyo dhaawac gaara wadajirka dalka. Waxaan Dowlad Goboleedyada, madaxdii hore ee qaranka & Baarlamaanka ugu baaqayaa wadatashi Qaran oo lagu wajahayo xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Beelaha mudulood.
Shir u socday maalmahaan Beelwaynta Mudulood, ayaa waa laga soo saaray warmurtiyeed. Hoos ka dhagayso warmurtiyeedka.
Cusmaan Daallo “Dowladda waxaa ka go’an in dalka laga hirgaliyo mashaariiic..”
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Cismaan Daallo oo ka qeybgalay barnaamijka todobaadka warbaahinta ayaa sheegay in ay socdaan barnaamijyo maalgashi ah oo ay ku dhiiradeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan gudaha iyo kuwo kale oo ka yimid dibadda. Wasiir ku xigeenka ayaa xusay in amniga iyo bilicda ka jirta caasimadda Muqdisho ay keeni […]