Xildhibaan ka badbaaday in ka badan 6 qarax oo Beledweyne lagu doortay

Xarunta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa shalay lagu doortay ilaa 3 xildhibaan oo saddexdoodaba ka mid xukuumadda waqtigeedu dhammaanay. Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah fhayeenka ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble isla markaana u tartamayay kursiga tirsigiisu yahay HOP 068 ayaa noqday mudanihii ugu saameynta badnaa. Mar uu ka hadlayay kaddib guushiisa ayuu sheegay inay… Continue reading Xildhibaan ka badbaaday in ka badan 6 qarax oo Beledweyne lagu doortay

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Midowga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Africa Danjire Bankole Adeoye. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Guddoomiyaha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Midowga Afrika, dagaalka ka dhanka ah argagixisada, mustaqbalka waajibaadka shaqo ee hawl-galka Midowga… Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeeshay wafdi ka socda Midowga

Ethiopia, Jubaland discuss security in Jubaland, along border between Ethiopia and Somalia

The Ethiopian National Defense Forces (ENDF) said a discussion was held on the security situation in the Jubaland state of Somalia and the security situation along the border between Ethiopia and Somalia. According to ENDF, the meeting was attended by the President of Jubaland state, Ahmed Madobe, ENDF Sector 3 and Sector 6 Commanders, and… Continue reading Ethiopia, Jubaland discuss security in Jubaland, along border between Ethiopia and Somalia

Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine

Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine oo lagu magacaabo Kharkiv, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan Ukraine. Dowladda Ukraine waxaa ay sheegtay in ay ciidankooda difaaca cirka ay dhulka soo dhigeen Gantaal ka yimid dhanka wadanka Belarus sida uu bogiisa twitterka ku qoray afhayeenka wasaaradda arrimaha… Continue reading Ciidanka Ruushka ayaa gudaha u galay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ukraine

Ma jiraan Madax sameeysay Horuumar la taaban karo…= Nasashada Jimcaha. Q- 293=

Nin ayaa Xaaskiisii ku yiri: Soo bax waxaan aadeynaa Gurigii Reerkiina si aan kuu furo. iyada oo deg deg san ayey soo raacady. Markii la soo gaaray ilinka Gurigooda ayuu ku yiri: Xabiibatii, kuma furi rabin ee waxaa Geeriyooday Aabahaa. Waxay ku tiri: Iga tag, saas miyaa, waadba iga nixisay in aad i furi rabto… Continue reading Ma jiraan Madax sameeysay Horuumar la taaban karo…= Nasashada Jimcaha. Q- 293=

Published
Categorized as Wararka

Madaxweynaha Ukraine oo faah faahin ka bixiyay dagaalka uu kusoo qaaday Ruushka.

KYIV:-Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay duqeymo cirka ah u geysteen xarumaha milatariga iyo saldhigyada ciidamada ilaaliyo xadka. “Ruushka si khiyaano ah ayuu saakay u soo weeraray qarankeenna, si la mid ah sidi ay Naziyiintii Jarmalka sameeyeen sannadihi Dagaalki Labaad ee Dunida” ayuu ku yiri qoraal uu madaxweyne Zelensky soo dhigay… Continue reading Madaxweynaha Ukraine oo faah faahin ka bixiyay dagaalka uu kusoo qaaday Ruushka.

Madaxwaynaha Ruushka oo amar ku aadan Ukraine siiyay ciidamadiisa.

Ciidammada Ruushka ayaa lagu amray inay labada gobol ka fuliyaan waxa loogu yeero “howlgal nabad ilaalin ah”. Wararka ka imaanaya gobolka Donetsk oo ka mid ah labada gobol ee ka go’ay bariga Ukraine ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo gaashaaman oo Ruushku leeyahay lagu arkayay gudaha magaalada ugu weyn. Amarkan ayaa waxaa bixiyay madaxwaynaha… Continue reading Madaxwaynaha Ruushka oo amar ku aadan Ukraine siiyay ciidamadiisa.

Al-Shabaab oo weeraray Magaalada lamu iyo khasaaraha Weerarkaasi.

Al-Shabaab ayaa markale waxaa ay weerar khasaaro geystay ka fuliyeen tuulo hoostagta Magaalada laamu oo 12-KM ujirta deegaanka Baar Go’an ee gobalka Lamu, waxaana ay ku dileen dad Shacab ah. Shacabka la dilay ayaa ku sugnaa Guryahooda, waxaana weerarku dhacay, iyada oo dadka ay jiifeen, sida ay sheegeen xubno katirsan laamaha Amniga Magaalada lamu. Ma… Continue reading Al-Shabaab oo weeraray Magaalada lamu iyo khasaaraha Weerarkaasi.

Published
Categorized as Wararka

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Dheere ayaa xilliga la dilay Garaash kasoo baxsanayay Gaarigiisa, iyada oo dadkii ka dambeeyay dilka ay baxsadeen. Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu dilka ka… Continue reading Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda oo xalay lagu dilay Muqdisho.

Published
Categorized as Wararka