16 Jan, 2025
1 min read

Deg Deg: Dowladda Soomaaliya oo Diblumaasi Itoobiyaan ah u qabatay inuu dalka isaga baxo 72 saacadood gudahood.

BREAKING: Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday diblumaasi Itoobiyaan ah ‘persona non grata’ kadib markii lagu eedeeyay inuu ku kacay howlo aan ku habooneyn doorkiisa dublamaasiyadeed. Soomaaliya ayaa ku amartay Cali Maxamed Aadan oo ah la-taliyaha safaaradda Itoobiya in uu 72 saac gudahood uga baxo Soomaaliya marka uu helo ogeysiiska.

3 mins read

Nasashadda Jimcaha. Q- 429 =Saaxiibtinimada wadamada qaar lagama fiirsadoo=

1. Tuulo yar ayaa waxaa ay leheyd Hal Isbital, waxaana ka shaqeynay Hal Naag oo kal kaaliso Caafimaad ah. Dadka Bukaanka ah ee Isbitaalka la keeno Badankoodu waa dhintaan. Nin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka ayaa yimid Tuuladii waxa uuna ku eedeeyay Haweeneydii in Aqoonteeda caafimaad ay liidato. Laakin taa waxaa lagu beeniyay Cadeeymaheeda wax barasho. […]