Dhageysi
Degmada Miir Taqwo oo yeelatay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel Ciyaaraha.
Degmada Miir Taqwo oo loo sameeyay Academic lagu tababaro dhalinyarada jecel inay Ciyaaraan Kubadda Cagta. Academician ayaa loogu magac daray Halyay Cabdiraxmaan Hiraabe oo ahaa Qunsulkii hore Soomaaliya ee Dowlaadda Jabuuti . Xaruntaan ardayda lagu tababarayo waxaa aas aaskeeda lahaa oo hirgeliyay Halyay Qaran Caamir iyo xubno kale oo Qurbo joog ah oo deegaankaas ka […]
Sodaalkii Nabadda ee Nadaxweynaha Hirshabeelle +Video
Sodaalkii Nabadda ee Nadaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ahaa mid uu ku soo maray deegaano dhowr ah oo Gobolka Sh/Dhexe . Hadaba hoos ka fiirso socdaalka madaweynaha Galmudug:
Xaflad lagu maamuusaayay Sanadguurada Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dublin iyo madaxdii halkaas ka hadashay+ Video .
Gudoomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurba-Joogta Soomaaliya Ee Yurub, waxaa waxa uu ka hadlay aas-asayaashii Dowlad Gobeleedka Galmudug, Mudane Maxamed Warsame Cali (Kiimiko) oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2006-2009, iyo Mudane Maxamed Axmed Caalin, oo noqday Madaxweynihii labaad ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2009-2012, Maamul Gobeleed Galmudug wuxuu si dimuqradiyad leh ku […]
Maxaa laga rabaa Muuse Biixi oo kaligii loo eedeynaaa, Farmaajo xittaa Itoobiya……. ? (Dhagayso Codka Farmaajo).
Maxaa laga Rabaa oo Md. Muse Biixi oo kaligii lagu eedeynayaa. Hore Md. Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa u yiri: Annaga iyo Ethiopia waxaan nahay Walaalo( taa waa la dhihi karaa waa luqad siyaasadeed) intaa waxa uu ku daray: , waxaan Nahay Dad isku Asal dhiig ah, Cid nakala fogeeyn karto ma jirto.Intaa in la mid […]
Gudoomiyaha siyaasadda Beesha Mudulood oo shhaca ka qaaday in Beeshiisa ku dulman tahay maamulada ka jira dalka.
Gudoomiyaha siyaasadda Beesha Mudulood oo shhaca ka qaaday in Beeshiisa ku dulman tahay maamulada ka jira dalka. Gudoomiyaha Dr. Yuusuf Macalim khudbadiisa hoos ka dhagayso iyadoo faah faahsan , iyadoo maqal iyo Video ah:
Culumaa’udiinka iyo waxgadka Puntland oo taageeray DFS, kana soo horjeestay Saciid Dani.+Video iyo cod.
Shir jaraaid oo ay qabteen Waxgaradka iyo Culumada Puntland ayay ku sheegeen inay ka soo horjeedaan Fakirka hogaamiyaha Puntland ee kala goy ayaa Soomaaliya. “Hadii kala Go’ heer lagu gaarayo Somaliland ayaa ku gaari lahayd” ayay yiraahdeen Culimada deegaan Goboleedka Puntland oo sheegay inay si buuxda u taageeersan yihiin Xukuumadda RW Xamze. Culimada Puntland waxay […]
Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland oo soo gaba gabeeyay kulan Afur ah oo jaalyadu Bisha Ramadaan sabti walba dhigi jirtay.
Kulankii afurka ahaa oo sabti wiliaba inta lugu gudajira Bisha Ramadan ayaa Waxaa lugu sogabagabeyay xarunta jaliyada ay kuleydahay magalada zwoolla ee Dalka Nederland Hadaba kulankaasi ayaa Waxaa ka soo qeybgalay dhamaan qeybaha bulshada ah oo ay jaliyada ka kooban tahay ayagoo isku duuban. Ugu horeyn Waxaa halkasi kahadlay Gudoomiyaha Jaliyada Cabdulqadir Cali Nuune waxaana […]
PROF Yaxye Caamir “Ma jiraan wax Farmaajo uu qabtay WARAYSI Xasaasi …”
Waraysi cod iyo Muqaal ah oo lala yeeshay Prof Yaxye Caamir ayuu uga hadalay in madaxweyne Farmaajo uusan waxba qaban mudadii xilka dalka ugu sareeyo haayay Hadaba wareysigaas oo dhamstiran hoos ka daawo:-
Xeer ilaaliyaha Guud :- “waa in si hufan ay ugu adeegaan hay’addah garsoorka Bulshada”+ Video
Muqdisho,:- Xeer ilaaliyaha guud Ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qayb galayay dood looga hadlayay Baarista iyo Maxkamadeynta Dacwadaha la xiriirah Maandooriyaha ayaa sheegay in hay’addah dowladda Ee Booliiska iyo Xeer ilaalinta ay u adeegaan Bulshada qaybahooda kala duwaan. “Masuuliyiinta qaybahooda kala duwaan Ee ka shaqaynaya Xafiisyada Hay’ddaha Booliiska iyo Xeer ilaalinta waa inay […]
Sheekh Shariif oo xabad-joojin ugu baaqay Beelaha ku dagaalamaya aaga Cadale.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada khasaaraha dhaliyey ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacaayay deegaano hoostaga degmooyinka Raaga-ceelle iyo Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Sheekh Shariif oo ku sugan deegaanka Xaaji Cali ayaa beelaha dagaalamay ugu baaqay inay marka hore sameeyaan xabad joojin, isla markaana dhinacyada ay kala […]