21 Apr, 2024
1 min read

Guddoomiyaha G/Hiiraan oo dar-dargelinaya dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Muqdisho :- Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow oo uu weheliyo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle, Muuse Salaad wehliye iyo Masuuliyiin kale ayaa gaaray furimaha hore ee dagaalka lagula jiro Khawaarijta, si ay u dhiiri geliyaan Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka iyo kuwa Xoogga Dalka. Guddoomiye Sufuroow ayaa markii uu gaaray deegaanka Oya-Mago oo […]

1 min read

Madaxweyne Guudlaawe oo deeq xoola ah ku wareejiyay ciidamada dowladda ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kormeeray Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee ku sugan Deegaanka Daaru-nimca ee gobolka Shabeellada dhexe. Masuuliyiinta ayaa goob fagaare ah kula hadlay boqolaal Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa dib u xoreynta deegaan iyagoo ku bogaadiyay […]

1 min read

Militariga qabsaday dalka Gabon oo ku dhowaaqay hoggaamiye.

Dalka Gabon ayaa ku jira xaalad isbeddel ah kadib af-gambigii shalay ka dhacay dalkaasi. Askarta xukunka sheegtay inay la wareegeen ayaa ku dhowaaqay in Jeneraalka lagu magacaabo Brice Clotaire Oligui Nguema oo ahaa madaxa Ilaalada Jamhuuriga tan iyo sannadkii 2019-ka inuu yahay hoggaamiyaha ku meelgaarka ah. Ciidamada ayaa sheegay inay go’aan ku gaareen ina dalkaasi […]

1 min read

Taliyaha ciidanka XDS “Ciidamadu waxay ka soo baxeen aagaggii, farsamo jirto ayey uga soo baxeen..”

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha ciidanka dowladda usoo baneeyeen qaar ka mid ah furimaha dagaalka.   Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo la hadlayay ciidanka xoogga dalka iyo masuuliyiin sare oo uu ka mid ahaa […]

1 min read

Shirka golaha wasiirrada XFS oo looga hadley amniga guud ee dalka.

Muqdisho :-Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadley amniga guud ee dalka, iyada oo lagu meel-mariyey Heshiisyo is afgarad oo ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Heshiisyadan ay wada gaareen labada dowladood ee uu goluhu meelmariyey, ayaa la […]

1 min read

Farmaajo iyo Rooble oo war ka soo saaray dagaalka Al-Shabaab.

MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kala gooni ah uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyada oo ku baaqan in laga qeybgalo hawlgallada militari ee socda.   “Dagaalka Ciidamadda Qalabka Sida oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ay kula jiraan kooxda argagixisada dhiig-miiratada ah ee […]

1 min read

Maamulka G/Banaadir ayaa u kuurgalay xaaladda dhismayaal dumay oo ay ku dhinteen dad shacab ah.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa u kuurgalaya xaaladda dhibaatadii xalay ka dhacday Degmada Howl-wadaag ee la xariirta dhisma ka koobanaa dhowr Dabaq oo ku soo dumay iyadoo ay ku geeriyoodeen inta la xaqiijiyay haweenaye iyo caruuray dhashay oo ku sugnaa hooygooda oo ka agdhawaa dhismaha dumay. Guddoomiye […]