Faallo
Nasashadda Jimcaha. Q-433=Kii dhisay iyo kii dumiyay yaa kula saxan? =
1. Sac Hindiya ka yimid iyo Dameer Wadamada Carabta ka yimid ayaa isku faanay. A) Sacii Hindiya ka yimid ayaa yiri: Ma ogtahay in Hindiya Lo’da Cibaado ahaan naloo karaameeyo, oo aan ka sareyno Mashaa’iikhda Hindiya. B) Dameerkii ayaa yiri: Adigu ma ogid miyaa in wadamada Carabta kuwo aan isku caqli nahay ay madax ka […]
Guul Beesha Caalamka iyo Somaliya!!!.
1. Nigeria oo dhibaata culus ay heysato oo la dhutinee Dhibaatada, ayaa waxaa u soo gurmaday IMF, aad ayeey ugu farxeen, markii loo keenay Biro Dayn ah oo ay ku socdaan si ay u helaan dhaq dhaqaaq dhaqaale. Laakin muddo kadib waxa ay Nigeria ogaatay in Halkii Lug oo ay ku dhutineysay Laga qaatay. ( […]
Prof Yahye : RW ma jirto Magaalo Dadkii Deegaanka kuwa aan aheyn ay u codeeyeen Maamulkeeda…”
Khudbadii 16/10/2024 uu Ra’isul wasaare Md. Xamsa Cabdi Barre uu ka jeediyay Xarunta Gobalka Banadir ee ku saabsaneed in Doorasho Qof iyo Cod ah ay ka dhecidoonto Gobalka Banadir, si ay u soo doortaan Maamulkooda. Md. RW, Dadku dabaalo ma ahan kaamana ogaal yaro, Doorashada Guud ee Qof iyo Cod ee lagu baaqay waan soo […]
Nasashadda Jimcaha. Q-430=Dooboow, Shakiga badan yuuna ku guur tirin.
1. Nin wadaada ayaa 3 Gabdhood ku yiri: keena min 100 Dollar. Sanadkaan dhaxdiisa Mid kasta waxaa Aroosayo Nin Lacag leh, Qurbaha ayaana la idiin wada wadaa, Shiikhii Dib looma arag, Gabdhihiina weli lama guursan, waxa ayna isaga biireen Ciyaal weero. Maanta ayuu Shiikhii dib ugu soo noqday Xaafadda, waddada Masjidka ayaa loo taagan yahay. […]
Nasashadda Jimcaha. Q- 429 =Saaxiibtinimada wadamada qaar lagama fiirsadoo=
1. Tuulo yar ayaa waxaa ay leheyd Hal Isbital, waxaana ka shaqeynay Hal Naag oo kal kaaliso Caafimaad ah. Dadka Bukaanka ah ee Isbitaalka la keeno Badankoodu waa dhintaan. Nin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka ayaa yimid Tuuladii waxa uuna ku eedeeyay Haweeneydii in Aqoonteeda caafimaad ay liidato. Laakin taa waxaa lagu beeniyay Cadeeymaheeda wax barasho. […]
Inteey ka laagaxan tahay? No. 1 Wax is weeydiinu ma xumee, i fahamsiiya?
Inteey ka laagaxan tahay? No. 1 Wax is weeydiinu ma xumee, i fahamsiiya? Wasiir Axmed Macallim Fiqi, waxaa iigu dambeysay Dalka Jabuti intii uuna Wasiirka noqon. Markii uu wasiirka noqday kadib hal mar ayaan Makhaayda ku taal Xamar isku aragnay. Xiriir gaar ahna nagama dhexeeyo. (F.S:1aad) Dalka Arimaha Gudaha Daldaloolo aad u badan ayaa ka […]
Nasashadda Jimcaha. Q- 428=Siyaasiyoow, Kursiga aad ku fadhido hoos ma u fiirisay?=
1. Luul ayaa saaxiibteed Hani yareey ku tiri: Wiilkaagu tima jilacsan oo qurxan ayuu leeyahay, ma aabihii ayaa ayaa sidaan u tima qurxanaa? Hani ayaa tiri: Timahiisa maba arag, 6 Bil ayuu i qabay, markuu Qurbaha ka yimid, Habeenkii ayaan ku kulmi jirnay Hotelkiisa Hal marna koofida iskama bixin. ( F.S:1aad). ( Siyaasiyiinta inta aan […]
Nasashadda Jimcaha. Q- 427=Qooleyda Masagada loo daadiyo ayaa lagu dabaa, si hilibkeeda loo cuno=
1. Nin Qalbi wanaagsan ayaa yiri: Dadka magaaladu Dabeecad Xumaa. Taxi ayaan joojiyay Si Dadka saaran aan u salaamo. Kadibna waa i caayeen. ( F.S:1aad). ( Dadka Qalbiga wanaagsan, Aduunka waxa ay la kulmaan khatar badan oo uga timaad Dadka qalbiga xun oo dunida ku badan) 2. Siyaasigu wixii uu ku shubto shacabka wakhtiga ololaha […]
Wasaradda Maaliyadda & Hanti dhowrka. (WARBIXIN Xasaasi ah).
Cilmiga Dhaqaaluhu ka sokow mabaadi’da u gaarka ah waa sida Tarinka oo kale waxa uu ku dul socdaa Laba line oo kala ah Sharciga iyo Siyaasadda. Waxaa jiro mabaadi’ dhaqaale iyo shuruuc laga soo qaatay Aqoon yahano hore, kuwaa oo weli shaqeeyo, sida kuwii Giriiga iyo Reer Galbeeda, Shinaaha iyo Carabta. Kuwo Diimaha laga soo […]
Nasashadda Jimcaha. Q-426=Been Siyaasi kuu sheego, tee kuula weyneyd=
1. Koo saaxiibkey ah 10 Sano ayuu London joogay, magaaladana ma kala yaqaan. Waxa uu igu yiri: inteed Joogtaa aan kuu imaadee?. Waan ku iri: Sarta Dheer oo Buluugaa, Agteedana Baabuurtu safan tahay, Haddana ay Hor maree Naagta Dharka Gaagaaban wadato dhinaceeda ayaan joogaa. Waxa uu iigu jawaabay meeshaas ma aqaan. London muxuu ku sameey […]