01 Jun, 2025
1 min read

RAMADAAN KARIIM

Sida Xadiithkaan Sugan uu noo sheegayo, Soomku waxa uu ka mid yahay Acmaasha 3da ah ee Ajirkooda aan la xisaabin ee Allaah uu ka abaal mariyo Qofka.. ( F.M:1aad). Waxaan kuugu hambalyeeynaa Curashada Bisha Ramadaan. ( F.S:2aad) Iskana jirhee, Af furka iyo Saxuurta, saddaxda Amar ee hore waa lagu amray in aad fuliso, kan dambe […]

1 min read

Hay’adda SCAC oo Siminaar 2 maalin socday u qabatay qeybaha Warbaahinta (Sawirro)

Hayadda Ka hortagga Xanuunka HIV/AIDS ee SCAC ayaa Xarunteeda Muqdisho ugu qabatey Tababar ku saabsan Xanuunka HIV/AIDS ugu Qabatey Qaybaha Warbaahinta iyo qaybaha Baraha Bulshada Ujeedka loo qaybtey Tababarkaan ayaa ahaa Sidii Warbaahinta galaangal ugu yeelan lahayd Sidii loo joojin lahaa Faquuq markasta la kulmaan Dadka la nool Xanuunkaas. Madaxa Hayada SCAC Axmed Maxamed Jimcaale […]

1 min read

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo sheegay inay u diyaar garobeen doorashooyinka qof iyo cod.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa caawa sheegay in ay u diyaar garobeen doorashooyinka qof iyo codka ah ee dhawaan wadanka ka qabsoomaya. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa caawa shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Hoggaanada, qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa banaan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta amaanka […]

1 min read

Digniin Culus. Khatarta ku soo korortay Beeraha  Qaadka Meru. (Cudur Halis ah oo laga digay).

Sida ku cad warqadda Tirsigeedu yahay. Ref. No. PH 10/13/VOL1/119 kuna Taariikheysan 12/Feb/2025 ee ka soo baxday Xafiiska Gud/Xig/ Gobalka Meru Mr. Samuel K. Njuguna. Waxa ay Cadeynee Dadka deegankana ay uga digee in Gobalka Meru ee Qaadku ka baxo uu ka dilaacay “Cudurka Kudka” ee ku dhaco Dadka loona yaqaan ” Anthrax in Human”. […]

1 min read

William Ruto waa Madaxweynihii ugu horreeyey oo Soomaalida Kenya ula dhaqma si la mid ah muwaadiniinta kale.

Afartii Madaxweyne ee Kenya soo martay waxay gobolka Soomaalida, dad ahaan iyo deegaan ahaan, isugu dareen dayac, dulmi, iyo in la duudsiiyo xuquuqda ay ku leeyihiin Kenya. William Ruto waa Madaxweynihii ugu horreeyey oo Soomaalida Kenya ula dhaqma si la mid ah muwaadiniinta kale ee dalkiisa. Sidaas uma dhahayo in uu xilal muhiim ah u […]