31 May, 2025
1 min read

Jaaliyada Soomaalida Nederland SFON caasho sharaf u sameysay Dalxa

18-05-2025 Rotterdam. Soo dhaweyn Jaaliyada guud ee Soomaalida Nederland SFON waxey maanta caasho sharaf u qabatay agaasimaha waaxda qorsheenta ee gobolka Banaadir mudane Abdulqadir Muxidin Axmed Dalxa. Waxaa ugu horeen meesha ka hadlay guddomiye Abdikadir Ali Nune oo kalmadiisa soo dhaweenta soo jeediyay, kadibna ugu war bixiyay xaaladaha guud ee shacabka soo soomaliyeed ee ku […]

1 min read

Halyeeyada qaranka waa in hantidooda la dhowraa…

Waa wax aan la aqbali karin in halyeeyadii Qaranka Soomaaliyeed u soo halgameen ama u soo shaqeyeen in la maamuus tiro, hantidii ay la haayeena lagu dhiirada in la boowo ama la siiyo shaqsiyaad lagu sheegay ganacsato.Sida ka taagan hooygii Gen. Ali Hashi Elmi Su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxay tahay, masuuliyiintii shalay Qaranka u soo […]

2 mins read

M/weynaha Soomaaliya ayaa Cabsi galiyay dunida Carabta

Xogta ka muuqaata daabacaada Isniintii ee wargeyska Asharq Al-Awsat oo soo bandhigay Maqaal uu Qoray M/weynaha Soomaaliya ayaa Cabsi galiyay dunida Carabta Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo ka hadlay in dagaalka Soomaaliya ay kula jirto argagixisada—oo ay ku jiraan hawlgallo militari oo toos ah oo ka dhan ah saldhigyada Al-Shabaab iyo Daacish—uu qeyb ka yahay […]

1 min read

Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys

Helsink Finland, Jaaliyada Soomalida Nederland oo ka qeyb gashay Tartanka Old Boys ee wadamada Europa sanadkan lagu qabtay wadanka Finland magaalada Helsink. Waxaa wafdigaas hogaaminayey: Gudoomiyaha Jaaliyada Guud ee Soomalida Netherland SFON: Abdikadir Ali Nuune. Cayaarahaas oo ay ka soo qeyb galeen 12 kooxod oo ka kala yimid dhamaan wadamada Yurub. Waxaa Netherland uga qeyb […]

1 min read

Maayarkii Istanbul oo xabsiga loo taxaabay

Maayarka magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, Ekrem Imamoglu, oo kamida siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ugu caansan dalkaasi ayaa lagu xidhay eedo la xidhiidha musuq-maasuq iyo argagixisanimo. Ciidan badan oo booliis ah ayaa yimi gurigiisa iyaga oo kaxaystay, sidoo kale waxa lala xidhay qaar kamid ah dadkii la shaqaynayay. Dacwad-oogeyaasha ayaa sheegay in waaran xadhig ah […]

1 min read

Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaalida Netherland oo Afur u sameeyey Soomaalida…

Gudoomiyaha jaaliyadda guud ee Soomaalida Netherland ahna gudomiyaha SFON ahna Gudoomiyaha U-turns Samafalka Kardo Cabdulqadir Cali Nune ayaa afur heer sare ah u sameyayjaaliyadda soomaaliyeed ee xarunta jaaliya ay ku leeyihiin magalada Zwoolle e dalka Netherland. Kulankaan afuritanta ah oo ay ka soo qeyb galaan sabti walba inta lugu gudajira gudashada bisha barakeysan ee ramadan […]

2 mins read

Yam yam iyo Qadaad weyn

Sayidkii ayaa markii Dhul iyo Cirba laga soo weeraray, ee Jab weeyni soo gaaray, ayaa lagu yiri: Ingriiskii waxa Dalalkii uu gumeeysanayay ee Hindiya iyo Sawaaxili uu ka soo wadaa Ciidamo kuu soo bax baxsanayo Maraa ayuu sayidkii yiri: Agaa, Ma Hindi iyo Sawaaxili, La jab ma haddaa Yam yam iyo Qadaadweeyn la iga celcelinaa. […]