August 2024
Nasashadda Jimcaha. Q-424 = Faarax Gololeey : “Taa Been kuma sheegin, inaan ahaa dib u socod…” (Bal aqri oo ogow).
1- Faarax Maxamed Cali Cumar Mahadale Cumar Saalax Suufi Cali Muuse, oo loo yaqaan ( Faarax Gololeey) Isaga oo Fadhiyo Baar FIAT ayaa waxaa u yimid G/ Sare Maxamed Cumar Jees oo ka tirsanaa 25kii Golihii Sare ee kacaanka, kuna yiri: ma Faaraxaa Odaygii Rajciga-Dib u socodkaa ahaay? . Faarax ayaa yiri: Markhaati ayaan kaaga […]
Maxaa maalmahaan ka khaldan Golaha wasiiradda?
1. Go’aanada ay soo saaraan waxaa ka muuqdo waxyaabo ka hor imaanaa isla sharciga Dalka iyo rabitaanka shacabka, waa dhab in Goluhu ay raadinayaan wanaag, qodobadda qaarna ay yihiin wax ku ool muhim ah, laakin ma ahan in si laab la kac ah loogu fududaado. Shirkii ugu dambeeyay, waxaa ka muuqday. Iyada oo hore Dowladda […]
Nasashadda Jimcaha. Q-423=Ar Lacagta Ciidamada yaan lagu xadgudbin=
1. Robert Mugabe ayaa yiri: (when you don’t have money, everything you say at a Family gathering sounds like you’re causing confusions) Mar hadaadan Lacag leheyn, hadal kasta oo aad ka soo jeediso isku imaadka qaraabda waxaa loo arkaa Jahawareerin aan wax ka soo qaad leheyn. (F.S:1aad). ( Ar kaasi ma Aniga iyo Adigoow na […]
Sodaalkii Nabadda ee Nadaxweynaha Hirshabeelle +Video
Sodaalkii Nabadda ee Nadaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ahaa mid uu ku soo maray deegaano dhowr ah oo Gobolka Sh/Dhexe . Hadaba hoos ka fiirso socdaalka madaweynaha Galmudug:
Xaflad lagu maamuusaayay Sanadguurada Galmudug oo lagu qabtay Magaalada Dublin iyo madaxdii halkaas ka hadashay+ Video .
Gudoomiyaha Jilaayaasha Siyaasada Qurba-Joogta Soomaaliya Ee Yurub, waxaa waxa uu ka hadlay aas-asayaashii Dowlad Gobeleedka Galmudug, Mudane Maxamed Warsame Cali (Kiimiko) oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2006-2009, iyo Mudane Maxamed Axmed Caalin, oo noqday Madaxweynihii labaad ay leelato Maamul Gobeleed Galmudug 2009-2012, Maamul Gobeleed Galmudug wuxuu si dimuqradiyad leh ku […]
Gudomiyaha jaliyada soomaliyed ee dalka hollan cabdulqadir nuune oo galabta furay ………..:
Waxaa galabta dalka Holland ka furmay tartaankii Samarka AMA fasaxii bilaha Ahaa ee samarka loo yaqanay . Cayarahan ayaa Waxaa uu ka furmay magalada Amis ford, waxaana isku arkayay 16 kooxood cayarahan oo ka kala yimid qeybo ka mid ah gobalada dalka Holland Iyo dalka Biljamka. Cayaarahan waxaa furay gudoomiyaha jaaliyada Holland Cabdulqadir Cali Nuune […]
Ogaal wadaag. Dhameeyso oo dhuux. (Xiriirka Somaliya, Turkiga iyo Ethiopia).
Turkey waa Dal Islaam ah, walaalo aan nahay, na caawiyay wakhti aan u baahneeyn. Sug, Sug, Sug. ( F.S: 1-3aad). Turkey sida wadamada kale ee Caalamka waxaa siyaasadiisa hagayo hadba halka ay dantoodu ku jirto. Tusaale: Ruushkii oo ahaa Saxiibkeena ugu weynaa Aduunka ayaa mar kaliya u wareegay Ethiopia isaga oo sidaa u arakay maslaxadiisa. […]
Nasashadda Jimcaha. Q-422=Siyaasiyiinta Prankgooda ku soo noqdo ma taqaan?
1. Nin Police-ka wadooyinka ah ayaa Nin Gaari waddo ku yiri: ma aragtay Nalka Casaanka ah in uu shidnaa Markii aad Waddada mareeysay? Darawalkii ayaa ku yiri: Haa waan arkayay. Police-kii ayaa ku yiri: Maxaad u istaagi weeyday? Darawalkii ayaa ku yiri: Adiga kuuma jeedin. ( F.S:1aad). ( Nalka Cas miyaa muhim ah in aad […]
War-murtiyeed joojinta wadahadalka Xukumada Abiy Axmed Ethoobiya.
13 Agoosto 2024, Dublin, Ireland. Guddoomiyaha Jilaayaasha Siyaasadda Qurba-Joogta Ee Soomaalidda Yurub, Mudane Mataan Cali Xasan waxaan uga digaynaa Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay joojiso wadahadalada xukuumada Abiy Axmed Ee Ethoobiya Ee ku saabsan dhulbadeedka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Saylac Ee gobolka waqooyiga Soomaliland, waana qayaano qaran in dhulka iyo badda Soomaaliyeed Dowlada Axmaarada, wada […]
Ogow ama ha ogaan: Maxaa Soomaaliya laga dhoofiyaa oo aad ogtahay?
Waxa ugu badan ee hadda somaliya laga dhoofiyo waa Dahabka iyo Macfanta qaaliga ah,illaa Afar warshadood oo macdantaa lagu habeeyo ayaa ku taal Dalka. Dhul xiran oo laga qodo, Garoomo Dayaaradeed oo yar yar oo laga dhoofiyo, Shirkado iyo khubaro Caalamiya oo ku Howlan, iyo Shaqaale Somaliya iyo Ajnabi isago joro. Arrintaa waa nalaga mashquuliyay, […]