21 Apr, 2024
1 min read

Maraykanka oo Dowladda Soomaaliya saanad ciidan ku wareejiyay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa saanadda ciidan kala wareegay , Mr; Tim Trenkle oo ah sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya. Mudane Jaamac ayaa dowladda Maraykanka ugu mahadceliyay taageerada hagar la’aaneed ee […]

1 min read

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo war kasoo saaray sababbaha dib loogu xiray weriye Cabdalla Axmed Muumin

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa War-Saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in Taliyaha iyo Saraakiisha Xabsiga Dhexe ee Xamar ay sifo sharciga baal marsan ku sii daayeen Cabdallada Axmed Muumin kaddib markii Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku xukuntay labo bilood oo xabsi ah. Xafiiska Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Cabdalla uu horey u qaatay […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal cusub lagu dilay 10 Al-Shabaab ah.

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay fuliyeen sirdoonka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ayaa lagu sheegay in howlgalkan uu ka dhacay deegaanka Buurweyn oo 23 KM waqooyi galbeed ka xiga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. “Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday Horjoogayaal […]

1 min read

Askar loo xiray shaqaaqadii ka dhacday Isgoyska Siinaay oo ay ku dhinteen 7 qof.

MUQDISHO — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in la xiray ciidan ku lug lahaa shaqaaqo xalay ka dhacday isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho, oo ay ku dhinteen toddoba qof. Shaqaaqadaas ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Sulaymaan Faarax. Dadka dhintay badankood ayaa ahaa shacab. Sida ay […]

1 min read

Shiinaha oo ka jawaabay amar ay dowladda Mareykanka ka soo saartay TikTok.

Shiinaha ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu si xad dhaaf ah uga falceliyay ka dib markii shaqaalaha dowladda Mareykanka lagu amray inay ka saaraan app-ka TikTok taleefannada ay dowladdu bixiso. Isniintii, Aqalka Cad ayaa soo saaray amar uu wakaaladaha dowladda 30 maalmood ku siiyay inay hubiyaan in shaqaaluhu aysan haysan app-ka Shiinaha laga leeyahay ee TikTok. […]

1 min read

Ururka Iskaashiga Islaamka oo deegaannada lagala wareegay AS ka hirgelinayo mashaariic horumarineed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayey Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda, Danjire Yousef Muhammad Aldobeay. Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire Yousef ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan kaalinta ururku ka qaadanayo u gurmadka […]

1 min read

RASMI: Leo Messi oo hantay Abaalmarinta Xiddigga ugu Fiican FIFA 2022.

Waxaa soconaysa munaasabadda bixinta Abaalmarinta Xiddigga ugu wanaagsan Adduunka. Waxaa abaalmarinaha loo kala helay sidatan: Macallinka Sanadka waxaa qaatay: Lionel Scaloni oo ahaa Macallinka Argentina ee hantay KA2022. Ciyaar wanaagga waxaa ku guulaystey: Luka Lokoshvilli Taageerayaashii ugu wanaagsanaa waxaa qaatay: Taageerayaasha Argentina Kooxda Sanadka ee FIFPRO World XI Kooxda 2022 FIFA World XI: Courtois; Hakimi, Van Dijk, Cancelo; […]

1 min read

Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo siyaartay Qabriga Sheekh C/Qaadir Jilaani+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka EE BFS Sheekh maxamed nuur Aadan Madoobe ayaa booqday Misaajidka uu ku aasan yahay AUN Sheekh Cabdulqaadir Jeeylaani oo ku yaalla Magaalada Baqdaad ee Caasimada dalka Ciraaq. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa marka uu booqday waxaa ku soo dhaweeyay Culimo iyo Iimaamka masjidka isagoo la wadaagay dadka soo siyaarta qabriga Sheekha oo […]

1 min read

Wararki ugu dambeeyay dagaal tan iyo saakay ka socday magaalada Laascaanood.

Dagaal u dhexeeya ciidamada jamhuuriyadda goonni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland iyo ciidammada deegaanka ayaa tan iyo saaka ka socda dhinaca waqooyi bari magaalada Laasacaanood. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in xabadda xoogeeda ay ka dhacayso meel magaalada u jirta qiyaastii 8 KM, waxaana aggaas ku yaalla saldhigga Goojacadde ee uu leeyahay milateriga […]