26 Jul, 2024
2 mins read

Digniin Culus, Culus: Hayeey, Iska jir, dhinacyada iska fiiri, sibiq yeeyna kugu galin.

Araar. Qur’aanka Suurad “Banii Israa’iil” la yiraa ma ku jirtaa? Intii aan Saxuurta sugayay, waxaan soo qaatay kitaabka Qur’aanka. Allaah Suuradaha Qur’aanka qaar wuxuu ku magacaabay Xayawaan waaweyn iyo kuwa yar yar sida: Al Cankabuut” Caaracaaro” Al namal ” Quraansho”. AL Fiil ” Maroodi” Al Baqara” Sac” Waxa uu ku magacaabay uunkiisa kale Sida: Al […]

1 min read

20-Saxafi oo lagu beegsaday mudaharaadada ka socda Kenya..

NAIROBI, KENYA — In ka badan 20 saxafi ayaa la weeraray, labadii toddobaad ee ay socdeen mudaharaadadii lagaga soo horjeeday xukuumadda Kenya. Sida laga soo xigtay xarunta warbaahinta ee Kenya, weeraradan ayaa sare u kacay tan iyo markii ay debedbaxyadu bilaabmeen, waxaana saxafiyiinka muuqaalada duuba iyo kuwa sawirada qaadaa ay bartilmaameed u noqdeen, debedbaxayaasha xukuumadda […]

1 min read

Madaafiic lagu garaacay Xaafado ka mid ah Laas-Caanood.

Kadib dagaal xoogan oo duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa la magac baxay SSC ayaa waxaa tiro madaafiic ah ay ku dhaceen Xafado katirsan Magaalada Laas-Caanood. Taliyaha Ciidanka Birjeex Ee Gobolka Mudug  uga tegay dagaalka Laas-Caanood  Gaashaanle Dhexe Maxamed Cabdillahi Xersi Tahliil ayaa sheegay in Ciidamada Somaliland ay […]

1 min read

Hoos u dhac ku yimid shirkadda Huawei.

Shirkadda isgaarsiinta Shiinaha ee Huawei, ayaa sheegtay in sanadkii la soo dhaafay, inkabadan sadex meelood laba uu hoos u dhac ku yimid faa’idadeeda, iyadoo shirkaddu la daala dhaceysay cunaqabateynta uu saaray Mareykanka iyo xayiraadda xannuunka Covid-19 ee ay soo rogtay dowladda Shiinaha. Huawei ayaa soo warisay wadarta guud ee faa’idadeeda oo ah 5.2 bilyan oo […]

1 min read

Mareykanka oo bayaan kasoo saaray xaaladda Laascaanood iyo doorashada Somaliland.

Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka socda Laascaanood, isaga oo ka digaya in colaadda sii socota ay kordhin doonto suurtagalnimada in kooxaha xagjirka ahi ay abuuraan xasillooni darro ballaaran oo uga sii dari doontaa dhibaatooyinka bani’aadamnimo ee taagan. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in Mareykanka iyo saaxiibada […]

2 mins read

Dowladda FS oo sheegtay in ay cuuryaamisay kala bar dakhligii ay heli jirtay Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay maanta ku sheegtay in ay dowladdu horumar weyn ka sameysay dagaalka dhinaca dhaqaalaha ee ay kula jirto Al-Shabaab, kaasi oo ay sheegtay in uu ka mid yahay saddexda waji ee dagaalkeeda ka dhanka ah Al-Shabaab. Labada waji ee kale ayaa kala ah dagaalka dhinaca ciidanka iyo dhanka fikirka […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 350=Haddii aad is leedahay Aqoon ayaad leedahay. Bilawga Suuradahaan macnahooda ma taqaan?=

1.Rusuulkeena Moxamed CSW ayaa yiri: Qofkii Akhriyo Suuradda Ikhlaas ( Qulhuwa laahu) Toban Mar, Allaah ayaa Guri uga dhiso Jannada. Saxiixul Bukhari-6472. ( F.M: 1aad). ( Maxaad Sugee, Maad haddaba Akhrisid) 2. Malakul Jibriil ayaa Rasuulka ku yiri: Moxamadow, Qofna kuguma Saliyo, ilaa isagana ay ku saliyaan 70,000 Malag. ( F.M: 2aad) ( Maxaad Sugee, […]

1 min read

Kenya oo ciidamo ku daabulayso caasimadda Nairobi cabsi laga qabo dibad baxyo.

Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa lagu soo daabulay ciidamo aad u badan, kadib markii dowladda ay mamnuucday dibadbaxyada mucaaradka oo la qorsheeyay inay dhacaan Khamiista. Warbaahinta Maxaliga ah ayaa baahisay sawirada Booliska Rabshadaha oo fadhiisimo ka dhigtay goobaha mucaaradku ku leeyihiin guud ahaan magaalada. Waddooyinka soo gala guriga madaxweynaha ayaa sidoo kale la […]