Home » Caalamka You are browsing entries filed in “Caalamka”

Xildhibaaankii Kenya ee qof toogasho ku dilay oo wali lagu daba jiro.

Agaasimaha xiriirka dadweynaha ee Kenya ayaa amar ku bixiyay in lasoo xiro xildhibaan Didimus Barasa oo lagu eedeeyay in uu toogasho ku dilay kaaliyihiisa doorashada guud ee sanadkan. Xildhibaanka deegaanka Kimilili ayaa la la’aa tan iyo markii ay dhacday toogashada maalintii codbixinta ee galbeedka magaalada Bungoma. Booliiska ayaa falkaasi kadib bilaabay baadi goobka ay ugu […]

August 10th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

QM oo loogu baaqay inay wax ka qabtaan warshadda Nukliyeerka Ruushka.

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka warshadaha ku horumaray ee G-7 ayaa ka digay in gacan ku haynta Ruushka ee warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine ay si weyn sare ugu qaadayso halista shil nukliyeer ah amaba mid ku talo gal ah. Iyagoo muujinaya dareenkooda, waxay ugu baaqeen Ruushka inuu si degdeg ah Ukraine ugu wareejiyo warshadda. […]

August 10th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Natiijada hor u dhaca ah ee doorshada Kenya oo muujineysa loolan adag.

NAIROBI — Natiijada horudhaca ah ee doorasha madaxweynaha dalka Kenya ayaa muujisay loolan adag oo u dhexeeyay labada musharrax ee ugu waaweyn ee ku loolamaya xilka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Uhuru Kenyatta. Doorashadii Taladiidii ayaa tijaabo muhiim ah u ah xassiloonida dhaqaalaha ugu weyn Bariga Afrika kadib markii labo ka mid ah saddexdii doorasho […]

August 10th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Ilhaan Cumar oo guul weyn ka gaartay Mareykanka.

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Koongareeska ee baarlamaanka Maraykanka ayaa codad kooban uga adkaatay Don Samuels oo kula tartamayay doorashada isreereebka ee xisbiga Dimuqraadiga. Ilhaan Cumar waxay heshay boqolkiiba 50.5 codadkii la dhiibtay halka Don Samuels uu helay 48.2. Doorashadan ayaa aheyd mid si weyn loo hadal hayay isla markaana lagu tilmaami karo tii […]

August 10th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Doorashada Kenya: In ka badan 6 milyan oo qof oo codeeyay.

Guddiga doorashada ee Kenya ayaa sheegay in tan iyo duhurkii ay codkooda dhibteen 6.5 malyan oo qof. Waxay ka dhigan tahay in boqolkiiba 30 ay codeeyeen marka loo barbardhigo codbixiyeyaasha diiwaangashan. Goobaha codbixinta ayaa sii furnaan doonaa tan iyo 5-ta galabnimo. Wararka ka imaanaya deegaannada Kenya ayaa sheegay in tirada dadka usoo baxay doorashada ay […]

August 9th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

FBI oo baaritaan ku sameysay guriga madaxweynihii hore ee Mareykanka.

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in gurigiisa oo ku yaalla gobolka Florida ay weerareen ciidamo ka tirsan FBI-da Mareykanka, kuwaasoo jebiyay qasnaddiisa sida uu sheegay. Ma uusan joogin dhismaha Mar-A-Lago wakhtigaas. Trump ayaa weerarka ku tilmaamay weerar ay qaadeen xisbiga Dimuqraaddiga Bidixda oo ka cabsi qaba inuu u tartamo madaxtinimada dalkaas […]

August 9th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Siyaarada uu Sadaam Xuseen mamnuucay ee hadda caadada ka noqotay Ciraaq.

Malaayiin Muslimiinta shiicada ah oo caalamka ka kala yimid ayaa ku qulqulaya magaalada ay barakeystaan ee Karbala ee dalka Ciraaq, oo toddobaadkan ay ka billaabmi doonto munaasabadaha diinigi ah ee loo yaqaanoo Arbaciin iyo Ziaara. Waxay munaasabadahaasi ay Shiicadu ku xusaan laba imaam oo ay sheegtaan oo kala Imaam Xuseen oo ah wiil uu awoow […]

August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in kooxo mintidiin ah ay ka xoraysay in ka badan kun tuulo.

Dowladda Itoobiya ayaa dib ula wareegtay 1,255 tuulo oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan gobolka Oromada, waxaana ay dib u dhistay dhismayaal dowladeed oo burburay. Golaha Amniga Qaranka ayaa bayaan uu soo saaray Axaddii ku sheegay in bilihii la soo dhaafay la qaaday tallaabooyin adag oo lagu soo celinayo amniga iyo dardargelinta dhaq dhaqaaqa […]

August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Warbixin: Diyaargarowga doorashada Kenya ee maalinta ah berri ah dhaceyso.

Iyadoo wax ka yar 24-saacadood ay ka harsanyihiin doorashada guud ee Kenya ayaa weli socda safarka ay dadku kaga baxayaan magaalooyinka waaweyn ee dalka oo ay dadku ku sii qulqulayaan degmooyinka ay si ay codkooda uga dhiibtaan deegaannada ay asal ahaan ka soo jeedaan. Magaalada Mombaasa ayaa ka mid ah meelaha laga dareemayey safarradaas halkaas […]

August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

Midowga Afrika oo cambaareeyay duqeymaha Israa’iil ee Qaza.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza ee Falastiin. Duqeymaha Israa’iil waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo Falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan lix carruur ah. “In la beegsado dad rayid ah waa tallaabo kasoo horjeeda xeerarka caalamiga ah, Midowga Afrika wuxuu Falastiin […]

August 8th, 2022 | Posted in Caalamka,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]