25 Jul, 2024
1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta

Maajo 16, 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay Meertada 33-aad ee shirka Jaamacadda Carabta ayaa ka hadlay caqabadaha iyo duurafaha ku xeeran dalalka Carabta iyo muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada lagu wajahayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeeyey mowqifka taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, shacab iyo dowlad-ba […]

1 min read

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo ka hadlay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada SSC.

Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka socda Magaalada Muqdisho ayaa warbixin lagaga dhagaystay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo safar shaqo ku jooga magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo soo bandhigay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada […]

1 min read

15ka May waa maalin Baal dahab ah uga qoran sooyaalka Soomaaliyeed

Qormdaan waxaay kusaabsantahay halgankii SYL waxaana wareeysanaynaa halgamayaal goob joog u ahaa kana qaybgalay halgankii SYL  oo kala ah: 1. Xaaji Maxamad Xusseen  oo kamid ahaa Asaasayaashii Syl 2. Timiro Cukaash oo Saygeedii lagu dilay Halgankii SYL iyaduna ku umushay Xabsiga dhexdiisa. 3. Yusuf Maxamuud  Xoosh (Ruuraa)oo kamid ahaa halgamayaashii ururka SYL ee Gobollada Waqooyi […]

1 min read

Shirka Golaha Wadashiga Qaranka oo Muqdisho ka furmay.

Magaalada Muqdisho waxa shalay gaaray inta badan madaxda maamul goboleedyada, halkaas oo uu maanta ka bilowday shirka madaxda dawladda federaalka iyo kuwa dawlad goboleedyada. Madaxda shirka Muqdisho ka qaybgalaysa waxa kamid ah Madaxwyeynaha Soomaaiya Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka gudoominaya, Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, Ra’isul Wasaare Kuxigeen Saalax Jaamac, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam […]

1 min read

Maxkamadeyntii Quraanshada iyo Adiga.(Bal Aqri si aad u Fahanto).

Quraansho ayaa hal xabo oo Sokor ah ka xaday Bahda Shacabka Xasharaadka. Saxaafadii ayaa aad uga hadashay xatooyadda Quraanshada, Shacabkii ayaa ku kacay, Qoraanshadii ayaa maxkamad la soo istaajiyay shacabkii Xasharaadka oo dhan ayaa ku farxay in cadaaladda la marsiiyo Quraanshadda, waxaana lagu Xakumay Xabsi Daa’im. (F.S:1aad). Maroodi ayaa dhowr Loor oo sokor ah ka […]