21 Apr, 2024
1 min read

Bankiga adduunka oo meel mariyey $75 milyan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya.

Washington :-  Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kab ka miisaanidda Dowladda, deeqdaas oo gaar ahaan ka timid barnaamijka horumarinta Siyaasadda Dhaqaalaha (DPO). Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay si buuxda u soo dhaweyneysaa, kana mahadcelinaysaa taageerada Miisaaniyadeed ee Bangiga Adduunka uu ugu deeqay Dowladda […]

1 min read

Wasiirka cadaaladda oo saxiixay siyaasadda hubinta da’da carruunta.

Muqdisho : Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa maanta saxiixay Siyaasadda Qaran ee hubinta da’da carruurta oo dejinaysa baaxadda, shuruudaha, habka iyo fursadaha isticmaalka qiimeynta da’da. Siyaasadan oo waafaqsan heshiiska xuquuqda Carruurta Qaramada Midoobay (HXCQM) ee ay saxiixday DFS, waxaa saldhig looga dhigay qaab-dhismeedka dadaallada Qaran ee dib-u-habeeynta shuruucda carruurta […]

3 mins read

Nuur Badanihii, Waliyulaahi Shiikh Cabdi Celi oo Bannaanbaxa Siyaaradiisa ay Galabta ka dhacday Degamada Warshiikh

Sannad walba marka la gaaro bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano MUXARAM ama ZEKO, idil ahaan waxaa daafyaha caalamka si baahsan uga dhaca Siyaarada caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed AABBE SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIQKHIYI. Kumanaan muslimiin ah ayaa 12-kii bilood waqtigaan oo kale ku kulma siyaaradaasi, looma kala […]

1 min read

RW Xamse oo qaabilay Ergeyga UNHCR u qaabilsan geeska Afrika.

Muqdisho : Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee hay’adda Qaxootiga Q.M. ee UNHCR u qaabilsan geeska Afrika danjire Maxamed Cabdi Afeey. Ra’iisul wasaare Xamse iyo danjire Afeey ayaa ka wada hadlay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool dalka, iyo sidii daruufahooda nololeed […]

1 min read

2 nin oo Ciraaqiyiin ah oo mar kale Kitaabka Quraanka ku gubay Sweden

Laba nin oo asal ahaan kasoo jeeda Ciraaq ayaa ka dhabeeyay balantii ay ku galeen in ay Qur’aanka ku gubi doonaan afaafka baarlamaanka baarlamaanka Sweden. Waxa ay ku tunteen dhulkana ku laadeen kitaabka Quraanka, kadibna dab qabadsiiyeen xaashimaha kitaabka, si lamida sidii la sameeyay mudaaharaad ka dhacay bannaanka masaajidka weyn ee magaalada Stockholm bil ka […]

2 mins read

Xildhibaanada labada Golle ee BFS oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda ee 2023.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 4-aad ee Wadajirka ah ee labada aqal Baarlamaanka 11-aad ee JFS. Guddoomiyaha ayaa kulanka waxaa ku weheliyay ku-xigeennada labada aqal, waxaana uu ajanduhu ahaa akhrinta 3-aad iyo u codeynta Xeerka Qoondaha Ku-noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka. […]

1 min read

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah.

Muqdisho :-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci darro ah uga kalluumaysanayey Biyaha Badda Soomaaliya. Eedaysanayaashan oo ay hore xukun ugu riday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa rafcaan ka qaatay xukunka hore. Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa wax ka bedeshay Xukunkii ay hore ugu riday […]

1 min read

Wasiir Al-Cadaala “Howlgalladii ugu dambeeyay waxay ahaayeen kuwa lagu bur-burinayay saanadda iyo hubka Khawaarijta.”

Muqdisho :-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf “Cadaala” oo ka qeybgalayay Barnaamij dood ah oo ka baxaya Twitter Space-ka ee warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka khawaarijta iyo guulaha laga gaaray. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay guula waaweyn ka soo hoyeen howlgallada […]