Sports
Qalab Isbort oo la gaarsiiyay Deegaanka Biya Cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.
Munaasabad lagu maamuusaayay qalab Isbort oo la gaarsiiyay deegaanka Biya Cadde ayaa ka dhacday deegaankaasi. Qalabkaan Isborti waxaa Deegaankaasi gaarsiiyay dhalinyaro Qurbaha ka timid oo uu horkaçaayay Mustaf Cabdulle Maxamuud *Qaran Caamir) . Gudomiyaha ururka Haweenka degmad Biyo Cadde Hamdo Cadow Geeljir oo halkaasi ka hadshay ayaa sheegtay in Qalab Isborti la soo gaarsiiyay Xaafadaha […]
Horumar Isbort oo ka muuqda Degmooyinka Ceelbaraf iyo Meer Taqwa.
Waxaa bilihii la soo dhafay ka muuqday Degmooyinka Ceelbaraf iyo Meer Taqwa dhaq dhqaaq Isborti oo uu hormuud ka ahaa Mustaf Cabdulle Maxamuud (Qaran Caamir) oo isagu galiyay dadaal dheeri ah. Md. Mustaf ayaa jeebkiisau furay in Isbortiga iyo dhinaca Waxbarashada degmooyinkaas sidii uu dhaliyatada kor ugu qaadi lahaa dhan walba, iyadoo deegaanadaas la geeyay […]
Gudoomiye Nuune oo soo qaban qaabiyay Tartankii jaaliyadda Soomaaliyeed Holland oo Sanadkaan xiiso leh.+Sawirro.
Waxaa dhawan lugu wadaa marka ay tariiqdu ay ku began tahay 18 agoosto in ay furmaam cayarihii jaliyadaha ku nool dalka Nederland cayarahan ayaa Waxaa iska kaashaday Heyda takuleynta barakacayasha ee Kardo iyo gudomiyaha jaliyada Soomaliyeed ee dalka Nederland Cabdulqadir Cali Nuune. Cayarahan ayaa Waxaa ay ka dhacayaan magalada Amisford ee dalka Holland waxaana uu […]
Madaxweynaha oo kulan dhiiragelin ah Madaxtooyada kula yeeshay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ka galay Orodka 5000 mitir ee Afrika.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Hassan Sheekh Mohamud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Cabdulaahi Jama Mohamed sida uu u matalay dalkiisa, isagoo tilmaamay in guusha uu […]
Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleysaty tartanka Rotterdam
Orodyahan Cabdi Nageeye ayaa ku guuleystay tartanka Marathon-ka ee Rotterdam, waana markii labaad ee uu ku guuleysto. Nageeye oo 35 sano jir ah ayaa orodkan ku dhammeeyey 42.195 Kiilo mitir, isagoo ku orday 2 saacadood, 4 daqiiqo iyo 43 ilbiriqsi. Kiilo mitirkii u dambeeyay ayuu Nageeye ka guuleystay orodyahanka Itoobiya ee Amedework Walelegn. Tartanka Rotterdam, […]
War DEG DEG: Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika oo ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027
Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika, Patrice Motsepe, ayaa hadda ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027 (Afcon). Sida la filayay, tartanka 2025 ayaa lagu qaban doonaa Morocco. Waxa ay noqon doontaa markii labaad ee dalka kuyaalla waqooyiga Afrika uu martigeliyo tartanka isagoo markii ugu horeysay qabtay 1988. Dalalkii kale ee 2025 […]
Rashford oo xerada tababarka la yimid gaari qaali ah, kaddib shilkii uu galay (Daawo)
Marcus Rashford ayaa dib ugusoo laabtay xerada tababarka ee Manchester United Isniintii kaddib shilkii baabuur ee uu galay iyada oo dhibaatada dhaawaca kooxdu uu sii yaraanayo kahor bilowga difaacashadooda Carabao Cup. Rashford wuxuu xerada tababarka ee Carrington ku yimid gaariga £600,000 oo gini ku fadhiya ee Rolls-Royce oo uu si xun ugu waxyeelleeyey mid kale oo £700,000 oo gini […]
Manchester United oo guul heshay, kaddib sedex guuldarro oo xiriir ah oo ay horey ula wareersaneed.
Kooxda Manchester United ayaa guul ay u baahnayd xalay ka gaartay ciyaartii ay la lahayd kooxda Burnley ee uu wato kabtankii hore ee kooxda Manchester City Vincent Kompany. Bruno Fernandes ayaa daqiiqadii 45-aad u dhaliyay gool kooxda Manchester, iyadoo waqtigaa wixii ka dambeeyay labada kooxoodba ay iska khasaariyeen fursado ay goollal ku dhalin kareen. Guusha […]
Tartanka koobka Adduunka: Xulka Soomaaliya iyo shan dal oo ay isku beegmayaan.
Xulka Kubadda Cagta Qaranka ee Soomaaliya ayaa ku jira diyaar garow iyo tababar xoog badan si ay isugu diyaariyaan ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee 2026 ka dhacaya Qaaradda Woqooyiga Ameerika. Kooxaha Qaramada Afrika ayaa bisha Nofeembar ee sannadkan bilaabi doona tartanka isreebreebka koobka aduunka, halkaas oo kuwa soo baxa ay u socdaali doonaan Maraykanka, Canada […]
Bayern Munich Oo Garaacday Man United Xili uu farqigu ahaa hal gool.
Kooxda Bayern Munich ayaa dhulka la dhacday kooxda Man United kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka champions League. Saaxiibada Harry Kane ayaa ku dur-duriyay kooxda Man United kuwaas oo si weyn ugu dhibaatooday kulanka aan waxba la iman Germany. Bayern ayaa wax walba ku fiicnayd iyaga oo ka awood badnaa Man United oo u muuqatay […]