December 2022
Wakiilka nadiga Elman oo lagu soo dhaweeyey Netherland
Waxaa dalka Nederland lugu soo dhaweyay sama fale Mahad Muxiyidiin Cali ahne wakiilka nadiga kubadda cagta ee Elman ee qarada yurub. Mahad ayaa waxaa si gacma furan ku soo dhaweyay gudoomiyaha jaaliyada Nederland Cabdilqadir Cali Nune waxaana koob soo dhaweyn ah loogu qabtay magalada Amesford Hadaba ciyaarahasi soo dhaweynta ah waxaa ka soo qeyb galay […]
Janaraal Biixiyoow is baro Adigu.
Waan xushmeeyneeynaa Xilka Dowladu kuu dhiibtay iyo doorkaaga Ciidan. Ogow, kuguma diidanin Qabiil ahaan, laakin war doqoneed in laga aamuso iyo in loo jawaababa waa suura gal. Laakin, ( War Duur xula iyo war Doqon ma garaataa looma Dul qaadanayo) . A. Abwaan Cabdulle Raage. Waxa aad ka sheegtay: Abwaan, Cabdulle Raage, waxa ey muujinee […]
Imaamka weyn ee Al-Azhar oo sheegay inay shareecada ka soo horjeedo Talaabadii ay Taalibaanku qaadeen.
Imaamka weyn ee Masjidka Al-Azhar ee Masar ayaa sheegay in shareecada uu kasoo horjeedo in uu kasoo horjeedo go’aanka gabdhaha reer Afghanistan looga mamnuucay inay wax ka dhigktaan jaamacadaha dalkaas. Shekh Axmed Al Tayeb oo lagu tilmaamo in uu yahay waddaaadka ugu sameynta badan muslimiinta suniga ah ayaa ku baaqay ragga iyo dumarka inay wax […]
Madaxweynaha Soomaaliya oo digniin adag u diray ‘ciidamada fududeeya’ qaraxyada.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo digniin u dirayay ciidamada dowladda ayaa sheegay in qarax kasta oo ka dhaca magaalada Muqdisho lasoo marsiiyo baraha koontrool ay ciidamada joogaan isla markaana aysan macquul aheyn in arrintaas mar kasta dhacdo. Wuxuu ku tilmaamay askarta fududeysa qaraxyada ay yihiin ‘kuwa dadka laayay’. “Baabuur kasta oo siday qarax kasta […]
Somaliyeey Dahabkaagi waa dayacmay!!!
Intii aan Cilmi baaristaan sameynayay, Dadka Xog ogaalka ah Qaarkood, waxaa iiga muuqday Cabsi farabadan. Taariikh tirtirmee ” Milxo” Punt land, “Buuraha Xasow” oo u eg Ahraamtii Masaarida waxaa ku hardhan Taariikh fac weyn ,oo iyadana uu ku socto burbur xoog leh. Waxa ey aheyd in Taariikhdaa laga diiwaan galiyo Hayadda Caalamiga ah ee UNESCO, […]
Taageerayasha Arjantiin oo u hambalyeeyey guusha koobka ciyaaraha aduunka
Qaliif Maxamed Ibrahim oo ah tageero kooxda Arjantiin oo ku guleysatay koobka aduunka ayaa hambalyo hawada umariyay dhamaan tagerayaasha xulka Arjantiin. Qaliifka ayaa waxaa uu shegay in waligiis tagera u ahaa nadiga xulka kubada cagta ee arjantiin waxaa kaloo ushegay in waligii sacabaha u tumayay ciyaaryahanada kubada cagta ee Arjantiin. Qaliifka ayaa waxaa uu ushegay […]
In ka badan 4 milyan oo qof oo ka qeybgalay soo dhaweynta ciyaartooyda xulka Argentina.
BUENOS AIRES — Caasimadda Argentina ee Buenos Aires, ku dhawaad 4 milyan oo qof ayaa dabbaaldeg kusoo dhaweeyay ciyaartooyda kusoo guuleystay Koobka Adduunka ee xulka qaranka Kubadda Cagta Argentina, kuwaas oo uu hoggaaminayay halyeygooda Lionel Messi. Ciyaartoyda ku guuleystay finalkii Koobka Adduunka ee Axaddii lagu qabtay Qadar ayaa awoodi waayay inay gaaraan taallada Obelisco ee loo […]
Messi oo jabiyay rikoorka sawirka ugu fal-celinta badan Instagram-ka
Sawirka Lionel Messi oo u dabaaldegaya guushii Argentina ee Koobka Adduunka ayaa noqday kan loogu jecel yahay ama fal celinta ugu badan laga bixiyay abid ee barta Instagram-ka. Ciyaaryahankan kubada cagta oo kooxdiisa ku hoggaamiyay guushii ugu horeysay ee Koobka Adduunka muddo 36 sano ah ayaa helay in ka badan 62 milyan oo ka helid […]
Taalibaan oo amar ka soo saartay dumarka jaamacadaha dhigta.
Ururka Taalibaan ayaa haweenka dalkaasi ka mamnuucday inay dhigtaan jaamacadaha, taasi oo dhallin-yarada dalkaasi ku abuurtay rajo xumo. Wasiirka tacliinta sare ayaa amarkaasi ku dhawaaqay tallaabadan, isagoo sheegay inay si degdeg ah u dhaqan gali doonto. Mamnuucida ayaa sii xaddidaysa waxbarashada haweenka – dumarka ayaa hore looga saaray dugsiyada sare tan iyo markii Taliban ay […]
Ma jecleeysan wixii aan Maanta arkay.
Somaliya Baahi mise Baasa La’aan, Maanta waxaan arkay muuqaal aanan ku farxin. Maalmahaan waxaa kacsan dabeyl. Magaaladda Mogadishu waxaa meel kasta yaal Kalluun lagu iibinayo waddooyinka dhinacooda iyo Xaafadaha iyada oo la naadinayo, si loo helo Cid laga iibiyo. Galabta waxaan arkay, wax aanan ku farxin. kalluunkii oo ku baaray kalluumeysatadii oo qaar Waddada ey […]