21 Apr, 2024
1 min read

Madaxa Shabakadda Tiktok Oo Looga Yeedhay Baarlamaanka Maraykanka

Guddoomiyaha fulinta ee shabakadda bulshada ee TikTok Shou Zi Chew ayaa ka soo hor muuqan doona guddida tamarta iyo ganacsiga ee aqalka wakiillada ee Maraykanka, iyada oo ay sharci-dejiyayaasha Maraykanku ay baadhayaan hannaanka wadaaga muuqaallada ee barnaamijkan laga leeyahay dalka Shiinaha. Shou Zi Chew ayaa ka hor markhaati furi doona guddida, bisha March 23-keeda, taasoo […]

1 min read

Doon Berbera ka qaaday xoolo badan oo badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay oo la laayahay raq iyo Ruux

Doon Somaliland ka qaaday xalay xoolo ayaa badda ku degtay, 11 qof oo doonta ka hawlgalayay ayaa iyagana la la yahay raq iyo Ruux Mareeyaha Waaxda Dekkada Berbera Ee Jamhuuriyada Somaliland Siciid Xsan Cabdilahi oo faahfahiyay doonida degtay iyo khasaaraha ka dhashay ayaa yidhi, “Doonta SK Marwah oo xalay xoolo ka qaaday Dekedda Berbera ayaa […]

1 min read

DFS oo amar ku soo rogtay Hay’adaha Gargaarka ee ku shaqeeya dalka dibaddiisa

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya Soomaaliya inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in laga bilaabo (30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023) iyadoo la tixgelinayo xaalada amni ee dalka oo soo hagaageysa kaddib howlgalada […]

1 min read

Maraykaknka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan dalal ay ka mid tahay Somalia

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka (US State Department) ayaa soo saartay Liiska 19-ka dal ee ugu sareeyo ee aan Ammaan u ahayn inay dadka Maraykanka u socdaalaan. Digniinta Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxaa 19-kaasi Waddan laga dhigay Heerka ugu khatarsan ee Digniinaha Casaanka ee dhanka Socdaalka ee ah Ha u safrin (Do Not Travel). Liiska Waaxda […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti oo Muqdisho soo gaaray.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti Xasan Cumar Maxamed (Burhaan) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana soo dhoweeyay dhiggiisa Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac. Labada Wasiir Difaac ee Jamhuuriyadaha Soomaaliya & Jabuuti ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka ka dhaxeeya & ciidamada dalkaas ka socda ee ku howlgala Magaca Midowga Afrika ee ATMIS iyaga oo fasax […]

1 min read

Muuse Biixi: “Dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa keenay argagagixisada caalamiga ah”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi ayaa ku eedeeyay dhibaatada ka taagan Laacaanood ay ka dambeyaan waxa uu ugu yeeray “argagagixisada caalamiga ah”. Wuxuu sheegay in muddo 10 sana ah ay falal dil ah ka geysanyeen Laascaanood si naceyb ay khalkhal ay ug abuuraan halkaas. “Dhibaatada maanta ka jirta Laascaanood waxaa […]

1 min read

Maxkamadda ciidamada oo xukuntay ‘xaaska’ horjoogaha Daacishta Soomaaliya.

MUQDISHO — Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa 8 oo xabsi ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen, oo loo soo xiray ka mid ahaanshaha kooxda Daacish ee Soomaaliya. Maxkamadda ayaa sheegtay in Fartuun oo isticmaalaysay magacyada kala ah (Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa) ay tahay xaaska horjoogaha kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabduqaadir Muumuin. Haweeneydan ayaa la […]

1 min read

Afhayeenka Al-Shabaab Oo Digniin Culus U Diray Bangiyada Iyo Shirkadaha Somaliya

Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa uga digay bangiyada iyo shirkadaha ganacsi iney dowladda la wadaagaan xogta hantida macaamiishooda, isagoo sheegay in cidii falkaasi ku dhaqaaqda ay tallaabo ka qaadi doonaan. Cali Dheere oo fariin muuqaal ah soo diray ayaa sheegay in Bangiyada iyo shirkadaha looga baahan yahay iney ilaaliyaan hantida dadka […]