27 Nov, 2024
1 min read

Dowladda Jabuuti oo been abuur ku tilmaamtay warar laga faafiyay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada hadal hayn weyn ka dhalisay xaaladda caafimaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Dowladda Jabuuti ayaan war rasmi ah ka soo saarin xaaladda Madaxeynaha basle wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta ee Jamhuuriyada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh ayaa bartiisa X ee horey loo oran jiray Twiter wuxuu […]

2 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Itoobiya waxay la wareegtay garoomo diyaaradeed iyo..”

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Telefashinka Aljazeera ayaa si adag uga hadlay xadgudubyada dowladda Itoobiya ay ku hayso madax banaanida Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horeyn sheegay in Itoobiya ay la wareegtay garoomo diyaaradeed iyo wadooyin muhiim ah oo ku yaala Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka […]

1 min read

Ciidamada dowladda oo isku fidiyay degaanka Maraay Suuley ee Gobolka Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maalintii labaad  Howlgallo culus ka wada dhulka Hoodka ah ee Maraay suuley, Cali hayle, Xuseen cagey iyo Masaajidada Mowliid ee Gobolka Galgaduud. Degaannada howlgalka laga sameeyay ayaa waxaa mararka qaar dhaq dhaqaaqyo ka sameyn jioray Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas oo iska soo abaabula si ay weeraro u geystaan. Ciidamada […]

1 min read

Iska baxa: Ciidamada Ethiopia iyo kuwa ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya Dhamaadka sanadkaan.

Sida Xog aan helay ay muujinee. War ka soo baxay xafiiska Ra’isul wasaaraha Ethiopia, ayaa lagu aheegay kadib wadahadal dhax maray Ethiopia iyo Dowladda Somaliya, Wakiiladda ATMIS iyo Wakiladda Golaha ammaanka in Dhammaan Ciidamada Ethiopia kuwa ka tirsan ATMIS iyo kuwa aan ka tirsaneynba ay ka wada bixi doonaan Dalka Somaliya oo dhan dhamaadka Sanadkan […]

1 min read

RW XAMZA oo Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS u magacaabay Jen. SULUB..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS. Dhanka kale Sulub Axmed Firin ayaa horay u ahaa Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, wuxuuna noqonaayaa hadda Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS.

1 min read

Munaasabad tartan Isborti lagu soo gabgabeeyay iyo sagootin loo sameeyay macalin Guduudow oo ka dhacday MeerTaqwa.+Sawiro iyo Vedio

Xaflad balaran oo ay ka soo qeybgaleen maamulada Degmooyinka MiirTaqwa Ceelbaraf iyo Biyacadde ayaa waxaa kale oo ka soo qeybgalay Ururada Bulshada, Bahda Waxbarashada, ururada Haweenka, waxgaradka labada Degmo iyo Bahda Isbortiga. Waxaa halkaasi ugu horayn lagu soo gabagabeeyay tartan isboorti oo lagu maamuusaayay ciyaaryahan hore u ciyaari jiray Naadigii Wagad ama FIAT oo lagu […]

1 min read

Itoobiya oo ka walaacsan hub culus oo la soo gaarsiiyay Soomaaliya.

Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helicopters-ka ayaa dul heehaabaya Dekeda Magaalada Muqdisho, kadib markii Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Masar uu ku soo xirtay hubkii labaad ee ugu weyn Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in saanadda Soomaaliya la keeno ay sii xumeyn karto colaadda, loona […]

1 min read

Siminaar Isboorti oo 15 maalmood u socday Degmooyinkav Ceelbaraf, Biyacadde iyo MiirTaqwo oo maanta la soo gabagabeeyay.

Munaasabad balaaran oo lagu soo gabgabeenaayay Seminar muddo 15 maalmood uga socday Degmooyinka Ceelbaraf, Biyacadde iyo MiirTaqwo. Gudomiyaha degmada CeelBaraf Yuusuf Xuurshow, Gudomiyaha ururka Hawenka degmada Ceelbaraf Safiyo Axmed Kaneeco iyo Gudomiyaha ururka kubbad cagta degmada Ceelbaraf ayaa madax kala duwan oo ka kala socday Degmooyinkaas. Munaasabadda Xiritaanka Siminaarkaas ayaa waxaa abaal Marino lagu gudoonsiiyay […]