December 2024
Tacsi: Inaalilaahi Mom Luul Jeylaani allaha u naxariisto
Tacsi Degdeg: xalay waxaa magaalada Maniapolis ee dalka Mareyjanka ku geeriyootay Fanaanadeynii weyneed Luul Jeylaani Cali (Luula). Anigoo ah Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur i ku hadlaayo magaca fanaaniinta soomaaliyeed oo dhan halkaan waxaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu diraayaa ummadda soomaaliyeed iyo fanaaniinta soomaaliyeed iyo eheladii, qaraavadii iyo caruurtii ay ka tagday marxuunad Luul Jeylaani Cali […]
Deg Deg: Al-Shabaab oo qiratay dilka Hogaamiye sare oo iyaga ka tirsanaa .(Magaca sarkaalkaas iyo halka lagu dilay.)
Kooxda AS ayaa qirtay dilka Sarkaal sare oo lagu dilay duqeyn ka dhacday deegaanka Kunyo-Barrow ee Gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Mire Jaamac ayaa ahaa Wakiilka Kooxda ee Gobolada oo ay hoos-yimaadaan waxa ay ugu yeeraan “Wilaayaadka Islaamiga” Waxaa uu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda, sidoo kale mar soo noqday Hoggaamiyaha Kooxdii Jabhadda Caanoole […]
Nasashada Jimcaha. NO. 441=Tanoo kale Adigu weli somaliya maku aragtay?=
1. Dameer ayaa Libaax ku yiri: Libaaxoow, Anigu Dadka ayaan u gargaara oo Culeeyska ayaan u qaadaa. Haddii ay Qof Caayayaana Dameer ayeey ugu yeeraan, Sababtu maxey tahay? Libaaxii ayaa ku yiri: Sababatu waa, Dadku waa kuwo wanaagga inkiro. ( F.S:1aad). ( Dadka maxaad ula yaabee, Allahii, Abuuray ee wanaagga u sameeyay ayeeyba qaar inkireene) […]
Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeesay inay Kismaayo ka dajisay Diyaarado Hub sida.
War Deg Deg ah: Dowladda Soomaaliya ayaa war cusub oo ay soo saartay ku eedeysay Itoobiya in ay labo diyaaradood oo hub ah u soo dirtay magaalada Kismaayo, iyadoo ay jiraan khilaafaad siyaasadeed oo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo madaxda Jubaland oo ku aadan gacan ka hadal dhawaan ka dhashay doorashadii ka dhacday Kismaayo. Ma […]
Nasashada Jimcaha. Q- 438=Ha ku daahin Doobnimada=.
1. Ha shukaansan Gabar Mobile – keedu Shaashadda ka jaban yahay, Mobile-kaasi waxa uu noqon doonaa Mashruuca ugu horeeyo ee aad Maal galiso. ( F.S:1aad). ( Mashruucii ugu horeeyay, ee aad Gabar u maal galiso muxuu ahaa?) 2. Gabar ayaa si sir ah u baaree Telephone ka saaxiibkeed, wax xiriir Haween ah ayey ka weeynee. […]