May 2025
Waxaa lagu dhawaaqay Madaxweynaha Banadir State.
Meel dheer kaama jiro, Afkaaga ayeey ku xiran tahay. Waxaad noqotay Cunugii la yiri: Dhagtaada Bidix soo taabo, ee Gacanta midig ku raadiyay. Waxaa Xaqiiq ah oo Adiguba aad ogtahay, Dalka waxaa ka jiro Maamul Gobleedyo Xakumo Hal Magaalo oo kaliya, Haddana la baxay State ama Land. Ninka ah Gudoomiyaha Gobalkuna uu la baxay Madaxweyne. […]
Halyeeyada qaranka waa in hantidooda la dhowraaโฆ
Waa wax aan la aqbali karin in halyeeyadii Qaranka Soomaaliyeed u soo halgameen ama u soo shaqeyeen in la maamuus tiro, hantidii ay la haayeena lagu dhiirada in la boowo ama la siiyo shaqsiyaad lagu sheegay ganacsato.Sida ka taagan hooygii Gen. Ali Hashi Elmi Su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxay tahay, masuuliyiintii shalay Qaranka u soo […]
Sheekh Shariif “Waxaan si adag u cambaaraynaa falkii ka dhacay..”
Waxaan si adag u cambaareyneynaa falka gacan-ka-hadalka ah ee ay geysteen qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda iyo ciidamada Booliiska ee ilaalada Baarlamaanka, kuwaas oo si cad u weeraray Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo saxafiyiin ka tirsan warbaahinta madaxa-bannaan. Warsaxaafadeed uu soo saaray Madaxweynihii hore Sheekh Shsariif ayaa u qornaa sidan: