21 Apr, 2024
1 min read

Dagaalka Ukraine: Zelensky oo war cusub ka soo saaray aadna u amaany cidankiisa.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa bartiisa Facebook-ga ku sheegay in ciidamadiisa ay jab xooggan gaarsiyeen ciidamadda Ruushka ee ku soo duulay dalkiisa. “Toddobaadkii la soo dhaafay, ciidamadeena geesiyaasha ah waxay dharbaaxo xooggan ku dhufteen cadowga, Khasaare la taaban karana way gaarsiyeen,” ayuu yidhi Zelensky. Wuxuu sheegay in 16,000 oo askari oo Ruush ah la dilay, […]

1 min read

Madaxweyne Musa Bixi oo Somaliland dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqaday madaxbanaanida ee Somaliland , ayaa maanta dalka Dib ugu soo laabtay , kadib safar 10 cisho ah uu Mareykanka ku joogay. Dad aad u tirabadn ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha. Madaxweyne Musa Bixi ayaa sheegay in iminka Somaliland ay kusoo jeedaan indhaha caalamka. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaa inoo furmay albaabo cusub […]

1 min read

Dawladda Itoobiya oo ku dhawaaqday xabaad joojin.

Dagaalka sokeeye ee ka qarxay Itoobiya ayaa in ka badan shan malyan oo qof ku qasbay in ay u baahdaan gargaar cunto kaas oo aysan heli Karin ilaa iyo bishii December. Go’aanka dawladda Itoobiya ayaa imaanaya kadib booqashadii wakiilka gaarka ah ee Maraykanka ee Geeska Africa David Satterfield. Ciidamada Tigreyga Ayaan ilaa hadda ka jawaabin […]

1 min read

Biden: Jawaab adag ayay reer Galbeedku ka bixin doonaan haddii Ruushku hub kiimiko ah u adeegsado Ukraine.

BRUSSELES :-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jiri doonto jawaab ay bixin doonaan reer Galbeedku, haddii Ruushku uu hub kiimiko ah u adeegsado Ukraine.Madaxweyne Biden ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu xalay ku qabtay xarunta Isbaheysiga NATO ee magaalada Brusseles ee dalka Belgium oo uu booqasho ku joogo. Wuxuu sidoo kale […]

3 mins read

Siyaasiyoow,intaad Gaal qanci is leedahay, Aduunyo Hoog,Aakhirana Naarta Haawiyo ha isku darsan..=Nasashada Jimcaha.Q- 229=

1-Siyaasi Reer Hargesa ah ayaa yiri: Dee, Annagu waxaan nahay Dal Demoqaraadi ah, Xuriyadda Diimahana waanu ogolnahay, Kaniisad Cusub ayaana Hargesa Laga furay Usbuucaan. Siyaasi Reer Mogadishu ah ayaa ku yiri: Waa la soo Daahdeen, Kanisadda Hargesa laga furay. Waa “Catholic Church” waxa eyna hoos tagtaa tan weyn ee Xamar ku taal.Siyaasigii Reer Hargesa ayaa […]

1 min read

Golaha Ammaanka oo si weyn u cambaareeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde.

NEW YORK:-Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii argagixiso ee ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, iyo magaalada Beledweyne, 23-kii March 2022, kuwaas oo ay mas’uuliyadooda sheegatay Al-shabaab, laguna dilay tobannaan qof, ayna ku dhaawacmeen tira intaas ka badan.Warsaxaafadeed kasoo baxay Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay […]

3 mins read

Sheekh Aadan Sunne: Wadaadkii Somaliland ka soo cararay oo al-Shabaab ku biiray.

Sheekh Aaadan Cabdiraxmaan Warsame “Sunne” oo dhawaan ay mas’uuliyiinta Somaliland ku dhawaaqeen inuu ka baxsaday magaalada Hargaysa oo uu degenaa ayaa wareysi siiyay BBC-da, isagoo ku sugan deegaannada ay maamulaan kooxda Al-Shabaab. Waxa uu xaqiijiyay in uu kasoo baxsaday Somaliland, isagoo eedeyn u jeediyay maamulka Jamhuuriyadda iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland. “Magaalada Hargeysa waxaan […]

1 min read

Howlgal Ciidamada Booliska & NISA oo Muqdisho laga sameeyay.

Qaar kamid ah Isgoysyada iyo waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa howlgallo wadajir ah ka sameeyay Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Waliyow-cadde iyo Ciidamo katirsan Kuwa Nabadsugida Soomaaliya. Howlgalka ayaa sigaar ah looga fuliyay Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Guud ahaan Suuqa Bakaaraha & meelo kamid ah degmada Hodan, sida […]

1 min read

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay Arrimo u ah labada Dal.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ku sugan Magaalada Doxa ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Qatar ahna Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad Al Attiyah. labada mas’uul ayaa ka wada-hadalay xoojinta xiriirka & Iskaashiga Soomaaliya & Qatar gaar ahaan labada wasaaradood. Wasiirka Gaashaanshigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaauga mahadceliyaymartiqaadka & […]