18 Apr, 2024
1 min read

MadaxweyneXasan Sheekh ayaa magcaabay ergey cusub oo u qaabilsanaan doona ganacsiga & maalgashiga.

MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magcaabay ergey cusub oo u qaabilsanaan doona dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga, iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha shidaalka iyo gaasta. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay […]

1 min read

Saraakiil ka socota Howgalka ATMIS iyo M.Yurub oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhiga Somalia.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub iyo Midowga Afrika. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dar-dargelinta howlaha wasaarada iyo taliska ciidanka xoogga ee dhameystirka barnaamijka ATMIS ee ciidanka XDS ay masuuliyada amniga kula wareegayaan . Kulankaan ayaa waxaa goob-joog ahaa Agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga […]

1 min read

Aubameyang oo ka hadlay dhaca gurigiisa iyo dhaawac dhabanka ka gaaray.

Laacibka kooxda Barcelona iyo xulka Gabon, Pierre-Emerick Aubameyang, ayaa markii ugu horreysay faahfaahiyay fal-dambiyeedkii lagula kacay subaxnimadii Isniinta, markaas oo koox gurigiisa u dhacday ay qalalaase ku sameeyeen. Weeraryahanka ayaa sheegay in kooxda weerarka geysatay ay ka dhaawaceen daanka balse uu ka soo kabsan doono muddo gaaban kaddib. Aubameyang waxa uu kooxdii soo weerartay gurigiisa […]

1 min read

In ka badan 200 oo askari oo tababar uga dhimatay Suudaanta Koonfureed.

In ka badan 200 oo askari ayaa ku dhintay intii uu socday tababar ay ku qaadanayeen xeryo kala duwan oo ku yaalla Suudaanta Koonfureed. Arrintan ayaa dhacday ka hor inta aysan qalinjebin dufcaddii ugu horreysay ee ciidamada, sida uu Talaadadii sheegay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dalkaas Riek Machar. Wuxuu xusay in askartu ay ku nafwaayeen […]

1 min read

Madaxweyne Deni oo magacaabay Talyaha iyo Abaandulaha Ciidanka Daraawiishta.

Madaxaweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta, sida lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha. Hoos ka akhriso Wareegtada Garoowe: 31 August 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha […]

1 min read

RW Xamse oo kulan la yeeshay Maamulaha Bangiga Adduunka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada hadleen wadashaqeynta Bangiga Adduunka iyo hey’adaha dowladda Federaalka. Kristina waxay xog ka siisay Ra’iisul Wasaaraha, howlaha kala duwan ee dhinaca horumarinta ee Bangiga Adduunku ka wado Soomaaliya – gaar ahaan dadaalka iyo gacanta ay […]

1 min read

Shacabka Soomaalida Itoobiya oo ka cabanaya inay wali helin magdhawgii shidaalka.

Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida ee dalka itoobiya. Warkani ayaa waxaa si weyn ugu riyaaqday dowladda Itoobiya, haddana gaar ahaan ismaamulka gobolka Soomaalida, ee ay ku yaalliin ceelasha shidaalka. Arrintani ayaa waxay dadka qaar soo xusuusineysaa […]

2 mins read

Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah sanaadiiqdii codbixinta.

NAIROBI — Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga dhiibtay 15 goobood doorashadii dhacay 9-kii bishan Ogosto, iyadoo maxkamaddu ay bilowday dhageysiga dacwad ka dhan ah guusha madaxweynaha la doortay ee William Ruto. Codsiga dib-u-tirinta ee Raila Odinga iyo ku xigeenkiisa, Matha Karua, ayaa ahaa 15 goobood oo codbixineed oo […]

1 min read

Itoobiya oo duqeymo cusub oo dhanka cirka ah ka fulisay caasimadda Tigray.

MEKELLE — Magaalada caasimadda u ah gobolka Tigreega ee waqooyiga dalka Itoobiya ee Mekell waxaa xalay saqdii dhexe ka dhacay weerar dhinaca cirka ah, sida ay sheegeen xubnaha Tigrayga iyo saraakiisha isbitaal halkaas ku yaalla, waxaana weerarkan noqonaya kii ugu dambeeyay oo lasoo wariyay dhowr maalmood gudahood. Duqeymahan ayaa yimid kadib markii todobaadkii hore uu dagaal […]

1 min read

Kooxo hubaysan oo Sarkaal ka tirsan ciidamada Bambayda.

Allaha u naxariistee, koox hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Cabdi Ibraahim Ciid oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Baanbeyda Soomaaliyeed. Goobjoogeyaal ayaa xaqiijiyay in marxuumka ay laba nin oo ku hubeysan bastood rasaas ku fureen, xilli uu ka soo baxay Masjid uu ku tukaday Salaadii Cishaha, dhaawac soo gaarayna loola carray Isbitaalka […]