21 Apr, 2024
1 min read

William Ruto  “Ciidamada ATMIS waa inay soo afjaraan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab..”

Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa sheegay ay muhiim tahay in argagixisada Soomaaliya iyo tan Geeska Afrika la soo afjaro si dagaalka socda uusan u sii dheeraan. Ruto ayaa sidoo kale bogaadiyay dalalka ay ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya ee la dagaalamaya Al-Shabaab, kuwaas oo Ciidamadooda qeybta ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS. “Waxaan u […]

1 min read

Safaaradda Soomaalida ee Sudan oo shaacisay tirada Soomaalida ka carartay colaada dalkaasi.

Safiir ku xigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso 1,500 oo qof ku bara baxeen dagaalada ka socda Dalka Sudan,safiirka ayaa sheegay in dadkan isugu jiraan Arday iyo dad kale oo siyaabo kala duwan ugu noolaa dalka Sudan. Safiir kuxigeenka  oo la hadlay Warbaahinta […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo Mustafe Cagjar kala hadlay ilaalinta Amniga xaduudaha.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa halkaasi kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ( Cagjar). Kulanka kadib masuuliyiinta ayaa yeeshay wada hadalo miro dhal ah oo lagaga hadlay iskaashiga labada dhinac ee amniga xuduudaha, dhaqaalaha iyo wadaaga […]

2 mins read

Algeria vs Somalia 2-0: Xulka Junyarka oo guuldarro ku furtay Koobka AFCON + Sawirro

Xulka qaranka Somaliya ee 17 Jirada ayaa bilowday tartanka Koobka qaramada Africa ee xiddigaha da’yarka ah waxana ay la ciyaareen kulan xiiso leh xulka marti galinaya tartanka ee Algeria. Kulanka ayaa ahaa mid uu xulka Algeria ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo maamulayay ciyaarta isla markaas samaynayay fursadaha xilli xulka Somaliya si dagan u […]

1 min read

Danjiraha Maraykanka oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha G/ Hiiraan.

Danjiraha Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry André ayaa kulan fogaan-arag (Video Confernce) ah la qaatay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte iyo madax kale ee caan ka ah gobolka Hiiraan. Danjiraha ayaa u gudbiyay taageerada Mareykanka ee howlgallada ka socda Hirshabeelle. Maraykanka ayaa ka mid ah saaxiibada sida dhow uga qeyb qaatay dagaaladii Alshabaab looga […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Maaliyadda Hay’adaha Jaamacadda Carabta.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco,ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hey’addaha Maaliyadda Carabta. Shirkaan oo ka furmay magaalada Rabaat ee dalka Morocco ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha dhaqaalaha iyo iskaashiga Hey’addaha dhaqaalaha dalalka Carabta. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa la waddaagay Hey’addaha iyo Dowladdaha ka soo qeybgalay […]