26 Oct, 2025
1 min read

Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug oo goordhaw Shaaciyay qabashada doorashada sideed kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada sideed kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug. War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu sheegay in diiwaan gelinta Musharaxiinta sideeda kursi ay bilaabaneyso 12-ka bishaan Febraayo, waxaana xusid mudan in sadax kursi oo […]

1 min read

Turkiye publishes Gulf of Aden motion in Official Gazette

A motion calling for the extension of Turkish forces’ deployment in the Gulf of Aden, Somalia and the Arabian Sea until Feb. 10, 2023, was published in Turkiye’s Official Gazette early Saturday. By deploying naval elements, effective protection of Turkish flagged vessels and commercial vessels linked to Turkiye sailing in the region and active participation […]

4 mins read

Wiilka Hgaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca oo noqday Xildhibaan.

Ayadoo weli ay deegaan-doorashooyinka maamul goboleedyada ay ka socdaan doorashada kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa magaalada Dhusamareeb maanta waxaa lagu qabtay doorashada dhowr kursi oo isha aad loogu hayey, sababo la xiriira marka la eego loollanka loo galay iyo su’aalaha dul hoganayey. Wiil uu dhalay hoggaamiyaha Ahlu Sunna Wajameeca Sheekh Macallin Maxamuud Xasan Faarax […]

1 min read

Turkiga Ciidamada ka jooga Soomaaliya oo muddo kordhin loo sameeyay.

Kadib kulan ay yeesheen Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa ansixiyay mooshin ogolaanaya in ciidamada Turkiga ee ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo waqtiga ay sii joogayaan Soomaaliya, iyagoona isku raacay inta laga gaarayo 10-ka Feberaayo 2023 ay ku sugnaadaan Soomaaliya. Madaxtooyada Turkiga ayaa ka codsatay barlamaanka dalkaas muddo kordhinta Ciidamada Turkiga ee ku sugan Gacanka Cadmeed, badda […]

1 min read

Maamulka Hir-Shabeelle oo doorashada laba Kursi dib u dhigay.

Guddiga doorashooyinka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay inuu dib u dhac ku yimid doorashada labada kursi ee kala ah Hop#070 iyo Hop#115 Ee guddigu horay u shaaciyay taarikhdda markay ahayd 01/02/2022. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu cadeeyay in sababta dib loogu dhigay doorashada labadaasi kursi ay tahay kadib markii Guddiga Xulista Ergada ee labadaas kursi […]

1 min read

Abdishakur ”Sawirka iyo dhaqanka rajiinka Farmaajo ee shantii sano aad ka dheehan karto…”

Waraysiga afarta qayb ah ee Cabdullaahi Maxamad Nuur (Nasri) siiyay [HANOOLAATO], wuxuu sawir buuxa ka bixiyey sida uu rajiimka Farmaajo shantii sano ee la soo dhaafay, dadka, dalka, iyo dawladnimada u burburiyey iyo sida uu u bannaystay dhiigga, cirdiga iyo hantada ummadda Soomaaliyeed. Wuxuu adeegsaday dilal qorshaysan, sumayn, sumcad-dil, codad iyo muuqaallo si sir ah […]