1 min read

Fadumiina Shiiq Hilowle  oo dhaliilsan xildhibaanada Jareer weyne

Fanaanada caanka ah Fadumiina Shiiq Hilowle ayaa dhawaan barteyda Facebook ku baahisay in ay dhaliilsan tahay xildhibanada besha Jareer weyne.

Waxaa kaloo ay sheegtay in ay marna la dhacsaneen qaabka ay besha ay matalaan iyo sdia ay wax u maarenayaan.

Beesha jareer weyne waxaa ay kamid yihiin. beelaha ku dulman dalka soomaliya ayagoona deegaan ahaane daga labada wabi Juba iyo Shabeele.

Fanaanada Fadumiina ayaa si caro leh ugu hadashay waxtar la’aanta xildhibanada beesha Jareerweyne, ayadoona dalbatay in la doorto, waxbadane ay u qabandoonto beesha dulman ee jareer weyne.

Hadalkaasi ayaa waxaa uu ku soo aadeysaa xilal kala guur ah ee Beesha Jareer weyne xildhabada matalaan ay marna dooneynin isbadal ayagoona kuraasta ay ku fadhiyaan dhaxaltooyo u qaateen.

Bashiir Jiidaal Baroow

somaliweyn Holland