28 Oct, 2025
1 min read

Madaxweyne Muusa Biixi oo maanta u ambabixi doono dalka Mareykanka.

Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa gelinka danbe ee maanta lagu wadaa in ay u ambabaxaan dalka Mareykanka. Ujeedka safarka madaxweyne Biixi oo aan wax badan laga ogeyn ayaa lagu wadaa in uu kulamo la yeelan doono mas’uuliyiinta dalkaasi Mareykanka. Dhanka kale Sanadihii Dambe […]

1 min read

Xildhibaankii ugu horeeeyay oo dhintay isagoo aan weli la dhaarin.

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday xildhibaan Mohamud Maxamed Kulow oo ka mid ahaa xildhibaannada cusub ee goor dhow lagu soo doortay magaalada Kismaayo. Marxuum Mohamud Maxamed Kulow isaga ayaa xilal kala duwan ka soo qobtay dowladdii kacaanka.

1 min read

Somaliland President banns citizens from taking part in Somalia’s Politics.

Somaliland President Muse Bihi has issued a presidential decree banning citizens from involvement in Somalia’s Politics. The Presidential decree reads that every citizen who takes part in Somalia’s politics will be identified as a national “traitor”. The President said only government officials are eligible to take part in any Somalia-related politics and those who do […]

1 min read

Kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacaysa Galmudug.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Gaalkacyo ku qabanaya doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay degaannada Galmudug. Guddiga ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino guddoonsiiyay musharixiinta Shanta kursi, waxaana kuraasta Maanta doorashadooda la qabanayo & Musharrixiinta ku tartami doona ay kala yihiin. […]

1 min read

Maraykanka oo weydiistay dunida Islaamka inay ka hortagaan tacadiyada Taalibaan ee haweenka Afghanistan.

Maraykanka ayaa bilaabay wadahadallo uu la yeelanayo waddamada Islaamka ah, si uu ugu dhiiragaliyo inay hormuud u noqdaan sidii ay cadaadis ugu saari lahaayeen hoggaamiyayaasha Taalibaan inaysan dumarka Afghanistaan ka saariin nolosha caadiga ah, iyaga oo adeegsanaya magaca diinta. Rina Amiri, oo ah ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan haweenka Afghanistaan, gabdhaha, iyo xuquuqul […]

1 min read

Maxaa kasoo baxay wadahadalladii Ruushka iyo Ukraine?

Ruushka iyo Ukraine ayaa Khamiistii ku heshiiyay fududeynta howlaha gargaarka bini’aadinimo, si loo caawiyo dadka rayidka ah ee ka baxsanaya duullaanka Moscow ee galay maalintii siddeedaad, taasoo ah horumarkii ugu horreeyay ee laga gaaro wadahadallada labada dal. Wadahadalladan oo ka dhacay meel qarsoodi ah ayaa Ruushu wuxuu sheegtay inay natiijo muhiim ah kala kulmeen, halka […]