17 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar Deg Deg ah ku tagay dalka Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jidda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa ka wadahadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, […]

4 mins read

Soomaali malaayiin doollar u uruurinaysa Falastiiniyiinta Qasa, xageese la marin doonaa kaalmadaasi.

Sanduuq uu guddoomiye ku xigeen ka yahay Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan ayaa gudaha Soomaaliya lacago deeq ah uga aruurinaya Falastiiniyiinta Qasa ee duqeymuhu ku socdaan. Sanduuqa oo lagu magacaabo Somali Action Network (SAN) ayaa qabsaday bartilmaameed shan milyan oo doolar ah si ay ugu deeqaan Falastiiniyiinta ku go’doonsan marinka Qasa ee ay duqemaha u dheer […]

1 min read

Dawlada Soomaaliya oo ka digtay waxyeelada Roob la filayo inuu ka da’o dalka.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed , ayaa maanta soo saartay ’ kaas oo la filayo maalmaha soo socda in dalka ka curto dalka. Hay’adda ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay taxadaraan oo ay feejignadaan, si gaar ah shacabka ku nool goboladii dhawaan fatahaadaha ay ka dhufteen, iyo goobaha biya mareenada ah. Roobabka xilligan Gu’ga […]

1 min read

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug . Safaeka Madaxweynaha  ayaa noqonayo kii ugu horreeyey oo uu ku tago degmadaas tan iyo markii Alshabaab  laga saaray halkaas. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo masuuliyiinta uu hoggaaminayo oo saakay ka baxay Muqdisho ayaa tegay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, […]

1 min read

NISA oo soo bandhigtay xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isa soo dhiibay.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha  Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qeyb ay ka yihiin madaxweynaha Galmudug, xildhibaano, wasiirrada gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha, taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo saraakiil kale ayaa gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Xildhibaan Maxamed Cajiib iyo Xildhibaan Yaasiin Farey oo degmada Ceeldheer uga sii horeeyey wafdiga, qeybaha kala duwan ee […]

1 min read

Kulan Garowe ku dhexmaray Saciid Deni iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing ayaa magaalada Garoowe kulan albaabadu u xiran yihiin kula qaadatay madaxweyne Deni, kadib markii Puntland ay ku dhawaaqday inay la laabatay aqoonsigii dowladda federaalka. Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta UNSOM ee Twitter- ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay arrimaha mudnaanta u leh […]

1 min read

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali Oo ka qeybgalay kulan Afur ah oo ka dhacay xarunta dalkaas.

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali nuune Ayaa ugu horeyn waxaa uu u mahadceliyey dadkii soo qabanqabiyay gacantana kageystay Afurka jaliyada soomaliyed sabti waliba oo lugu afura xarunta jaliyda ay ku leydahay magalada zwoolla ee dalka nederlan Gudomiyaha oo amaan balaaran hawada umariyay odayasha iyo haweynka kunool magalada ayaa waxaa uu yiri tani waa […]