Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali Oo ka qeybgalay kulan Afur ah oo ka dhacay xarunta dalkaas.
1 min read

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali Oo ka qeybgalay kulan Afur ah oo ka dhacay xarunta dalkaas.

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland SFON cabdulqadir Cali nuune
Ayaa ugu horeyn waxaa uu u mahadceliyey dadkii soo qabanqabiyay gacantana kageystay Afurka jaliyada soomaliyed sabti waliba oo lugu afura xarunta jaliyda ay ku leydahay magalada zwoolla ee dalka nederlan
Gudomiyaha oo amaan balaaran hawada umariyay odayasha iyo haweynka kunool magalada ayaa waxaa uu yiri tani waa talabo iudaya sho mudan sida ay sabti waliba ay jaliyada iskaga xilqaadeyn In jqliyada ay meel kuwada afuraan rabina kuwada Waxaa kalo wacdi iyo quraan ka soo eediyey afurka Mudasir Malo.
Waxaa si gaar ah ugu mahadcelinayaa gudiga soo qaban qaabiyey: Mahamed Jumbur, Abdikadir Weyrax, Macalin Siudow, Aweys Shiekh, Abdulqadir Mansuur, Korneel Abdulahi, Abdifutaax Korneel Abdi Nur, Omar Mahamed, Omar Abdisalaan, Shiekh Qaasim Taahir Murshid Abubakat, mahamed Wali, Nur Mao, Mahamud Yusuf, Ali Wezeb, Abdirashid Barre, Abdirisaq Al amudi, Haji Ali , Dhakiyeiyo Wariye Bashir Jidaal Baroow Soomaliweyn zwoolla nederlan .