Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug
1 min read

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug .

Safaeka Madaxweynaha  ayaa noqonayo kii ugu horreeyey oo uu ku tago degmadaas tan iyo markii Alshabaab  laga saaray halkaas.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo masuuliyiinta uu hoggaaminayo oo saakay ka baxay Muqdisho ayaa tegay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, isaga oo ciidamada maamulka iyo shacabka degmada Xarardheere ku dhiirigeliyey dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab.