Abaalmarino la gudoonsiiyay howlwadeenadii dhexda u xirtay Afursiinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee  Nederland.
1 min read

Abaalmarino la gudoonsiiyay howlwadeenadii dhexda u xirtay Afursiinta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Nederland.

Waxaa abaal marin la gudoon siyay ragii hoolwadeynada ahaa ee afurka jaliyada.Ee Sanad kan 2024 jaliyada ayaa sanad waliba waxaa abaal
Marinada gudoonsiiyey islamarkaasna casha sharif u sameysay Gudigii Jaaliyada Zwolle & Nawaaxigeeda soo qaban qaabiyey hoosha afurka jaliyada ku dhaqan Dalka Nederland gar ahaan magalada Zwolle.

Gudomiyaha jaliyada FSAN & Kardo. Ee Dalka Nederland Cabdulqadir Cali Nuune ahne gu doomiyaha dalada Ay kumideysan yihiin jaliyadaha ku dhaqan Dalka Nederland ayaa baal marintasi gu doon siyay ragasi hol wadeynada ah. Ee sanadkan noqdeen raga Ugu dadalka Badnaa.

Sidoo kaleĀ  gudoomiye Cabdulqadir Cali Nuune ayaa waxaa uu wadaa daal ku wjahan fatahada wabaiga shabeele ee laga cabsi qabo in uu kabiga soo goosto Wabiga shabeele Kuna dhufto gobalka shabeelaha dhexe sida jowhar Iyo mahadaay Iyo tuulooyinka hoostaga cabdulqadir Cali nuune ayaa Waxaa kaloo uu shegay in Laga hortaga inta ay biyahaaasi wabiga Ay sameyay nin waxyelo fatahaad ah

WD:Bashiir jiidaal Baroow Somaliweyn NederlandĀ