31 May, 2025
1 min read

Madaweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo khadka Taleefanka uga hadlay arrimo Xasaasi ah.

“Caawa, waxaa qadka taleefanka kulaย  hadlay madaxweyne Recep Tayyip Erdoga, waxaana ka wada hadalnayย iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga ee dhanka tamarta, dhaqaalaha buluugga ah & amniga” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Shheekh oo qoraal soo dhigay xalay Bsrtiisa X. Madaweynaha ayaa sidoo kale sheegay inuu soo dhoweeyay taageerada joogtada ah ee uu siinayo horumarinta Soomaaliya & ballan […]

1 min read

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO U MAGACAABAY G/ GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO XASAN MUUNGAAB

Muqdisho, May 28, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane DR. XASSAN MAXAMED XUSEEN MUUNGAAB, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye DR. XASSAN […]

1 min read

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐œ๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ช๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐ฌ๐ข๐๐š.

Muqdisho, Khamiis, 24 Abriil 2025: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-456=Ar Duubka Deriskaa, Qabiil sooma dirsan ee isagaa is xilqaamay ee yaan shirka laga celin=

1. Somali land iyo punt land oo Ka wakiil ah Ingriiska iyo imaaraadka ayaa isku qabsaday Khaatumo. ( F.S:1aad) . ( Khaatumo ayaa leh: Anigu kuwa aad xagooda ii jiideysiin, isku midab, dhaqan, Aragti iyo siyaasad ma nihin ee Adinku toos iila xariira, Adinkaan walaalo nahaye, Ama walaalo kale oo ii eg, isku aragti iyo […]

1 min read

๐‘๐– ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š, ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง๐ข๐ ๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž.

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, iyo Wasiirkii hore Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur, Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in Wasaaradda Gaashaandhiggu ay laf-dhabar u tahay difaaca Qaranka, amniga iyo horumarinta siyaasadda Qaran ee dib-u habeynta iyo […]

1 min read

Golaha Wasiirrada oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka Qaranka […]