28 Oct, 2025
3 mins read

Arrinta Amb.Madeira,yaa isku heysto?.

Waxaa isku heeysto.1.Waxa is heysto Madaxweynihii Mudda xileedkiisu dhamaaday Farmajo iyo Ra’isul wasaaraha Xilgaarsiinta Roble. Waxaa is heeysto Uganda iyo Ethiopia, Hore Madeira waxa uu u eryay Saraakiil Uganda ah. waxa uuna xalaaleeyay Dambi kasta oo ey galaan Ciidamada Ethiopia ee AMISOM. waxa ey ku eedeynee Uganda in uuna u wada sineeyn Ciidamada Uganda iyo […]

1 min read

Wasiirka Amniga oo ka digay in dalka ay ku soo wajahan tahay khatar xooggan.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa marka hore sheegay in Wakiilkii Midowga Afrika ee Soomaaliya ee la Eryay uu dhibaatooyinkii la shaaciyay & kuwo kale aan la shaacin uu ku hayay Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu ku eedeeyay Villa Somalia gaar ahaan Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo in uu si indho […]

1 min read

Ciidamada Galmudug oo howlgal ku burburiyay Gaari siday Qarax.

Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedkq Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo dhaq dhaqaaqyo ay ka wadeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in Howlgalka lagu burburiyay Gaari walxaha Qarxa kasoo buuxsheen Al-Shabaab sidoo kalena ay dileen Xubno dhowr ah oo katirsanaa Al-Shabaab. Saraakiisha Daraawiishta iyo […]

1 min read

Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in aanay jirin ujeedo ay ka leeyihiin xuska 12-ka Abriil.

Taliye kuxigeenka ciidanka Xoogga Dalka ee Soomaaliya, Janaraal Cabaas Amiin Cali, ayaa sheegay in dabaaldegga 62 guurada ka soo wareegatay markii la aasaasay ciidammada diiradda lagu saari doono arrimaha ammaanka. “Waxaan caddaynaynaa oo aan umadda Soomaaliyeed u sheegaynaa in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed uu u dabaaldegi rabo maalintiisa oo ah 12-ka Abriil. “Waxaan nahay dadkii […]

1 min read

Wasaaradda Amniga oo amartay in Danjire Madeira uusan dalka soo geli karin.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Soomaaliya ayaa fartay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in ay “kala laabato waraaqaha dal-ku joogga, kuna wargeliso Danjire Francisco Madeira, dib danbena looma siin karo waraaqaha dal ku galka,” sida lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaaradda Amniga. Warqaddan amarka ah oo uu ku saxiixan yahay wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed […]

2 mins read

Somalia’s Farmaajo overrules PM Roble’s decision to expel AU envoy

Roble had written to the African Union declaring Mozambican diplomat Francisco Madeira persona non grata. IN SUMMARY President Farmaajo said he did not okay the expulsion and the prime minister does not have the power to make the decision alone. He said Somalia’s Ministry of Foreign Affairs had not submitted reports indicating that Amb Madeira opposed the […]

1 min read

Midowga Afrika oo diiday ka eryidii wakiilkooda Soomaaliya Francisco Madeira ee Ra’iisal Wasaare Rooble

Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac weyn ka muujiyay War-axaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kaasoo ku aadanaa eryida Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa muujiyay inay kasoo horjeedaan eryida wakiilkooda, isagoo sheegay inay xushmaynayaan warqadda madaxweyne Farmaajo kasoo baxday ee lagu diiday […]

1 min read

Maayar Mooge iyo Dadka Taageersan Ha ogaadaan in arintani tahay Musiibo Qaran (Major National Incident) oo ka shaadh weyn shaqada Duqa qaban lahaa.

Sharciga iyo habka dawladnimo ee aduunku isku raacsanyahay oo sharci ah iyo dhaqan dawladnimo ah in musiibo qaran toos u hoostagto Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Waxa aduunyadu masiibooyin qaran soo arkeen ilaa sunaamigii indonisiya ka dhacay iyo gubashadii Magaalooyinka Australia in dawladaha hoose ay toos uga amar qaataan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.Taariikhda aduunka masiibooyin qaran meelkasta way ka […]