News Block
Fullwidth Featured
Murti Jaceeyl ama Philosophy.
Araar:waan ogahay in ula jeedada iyo Macnaha Axaadiithta, Falsafadaha, Murtida ama Luuqadu ey ku arkaa karto Dadka qaar. ka raali noqo Haddii ey kugu adkaato. Yaxya Amir, ahaan kuma khasbani in aan ku qanciyo, Macallinka waajibkiisu waa in uu Casharka siiyo Ardayda oo dhan, laakin Masuul kama ahan in ey si isku mid ah u […]
Aqalka Cad oo ku raacay hadalkii Biden ee ahaa in Putin uu ‘xasuuq’ ka geystay Ukraine.
WASHINGTON:-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa xoojiyay bayaankii Talaadadii madaxweyne Joe Biden uu ku sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin laga yaabo inuu xasuuq ka geysto dalka Ukraine. Biden ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in Washington ay u dirayso Ukraine $800 million oo kale oo isugu jirta hub, rasaas iyo kaalmooyin kale si ay isaga difaacaan […]
Ruushka oo dalalka qaar uga digay in ay ku biiraan NATO.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Ruushka, ayaa sheegay in haddii dalalka Sweden iyo Finland ay ku biiraan NATO, ay Moscow xoojin doonto ciidamadeeda dhulka, badda iyo cirka. Laakin Lithuania ayaa sheegtay in hanjabaadda Ruushka aysan ahayn wax cusub, Moscowna ay hub Nukliyeer ah geysay magaalada Kaliningrad ka hor dagaalkii Ukraine. Kaliningrad ayaa ah meel u dhaxaysa […]
Yurub oo lagu eedeeyay inay lacagtooda ku beddeshaan dhiigga dadka.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa ku eedeeyay wadamada Yurub ee wali sii iibsanaya saliida Ruushka “in ay lacagtooda ku beddelanayaan dhiiga dadka kale”. Wareysi uu siiyay BBC-da, ayaa madaxweyne Zelensky waxa uu si gaar ah u xusay dalalka Jarmalka iyo Hungary, isagoo ku eedeeyay inay xannibeen dedaallada lagu doonayo in lagu cunaqabateeyo iibka tamarta, taasoo […]
RW Rooble oo farriin weyn u diray xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka FS
Ra”iisal Wasaaraha xil gaarsiinta dowladda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khudbad ugu jeedoyay teendhada Afisyooni oo lagu dhaarinayay in ka badan 200 xildhibaan ee labada aqal Baarlamaanka 11aad. Waxa uu sheegay RW Rooble in xildhibaanada maanta la dhaariyay ay si wanaagsan xilka loo igmaday isla markaana dalka ka samata bixiyaan xaaladda adag ee uu […]
Doorashada gobolka Gedo oo laga bedelay magaalada Garbahaarey
Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEID ayaa lagu caddeeyay in la bedelo dooraashada xildhibaanada baarlamaanka oo markii hore la qorsheeyay inay ka dhacdo magaala madaxda gobolkaasi ee Garbahaarey. Isbedelka lagu sameeyay halka ay ka dhaceyso doorashada xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay gobolka Gedo ayuu guddigu ku sheegay inay qaateen go’aankaas sababo dhowr […]
Hal arrin oo qofka sooman ku helayo kheyrka bisha Ramadaan
Kheyrka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaanka waxaa bixiya Allah SWT, hase yeeshee waxaa jirta hal arrin oo qofka saa’imka ah haddii uu sameeyo aanu ka galeynin inuu hananayo abaal marintiisa. Sheekh Cumar Jiilaani oo ka mid ah culimada ku caan baxday fidinta diinta Islaamka qeybihiisa kala duwan oo akhrinayay tafsiirka ee ku saabsan bisha […]
Arrin baaqi ku sii ahaaneysa in Soomaaliya yeelato dowlad awood leh!!
Tobankii sano ee ugu dambeysa Soomaaliya waxaa soo laba xukuumadood oo iyagu howl gelayay amaba dalka ku maamulayay nidaamka Federaalka, kaasi oo jilbaha dhulka u dhigay in dalku yeesho dowlad dhexe oo awood leh kaddib markii uu xafiltan ka dhex oogmay dowladda dhexe iyo laba ka mid ah maamul goboleedyada dalka ka jira waa Puntlan […]
Maxay tahay sababta booliska UK ay u ganaaxeen Ra’isul Wasaare Johnson?
Ra’isul Wasaaraha Britain Boris Johnson iyo Xoghayaha Maaliyada Rishi Sunak ayaa la ganaaxay, kadib markii ay ka qeyb galeen xaflad dhalasho, xilligii lagu jiray xayiraadda xanuunka COVID-19. Johnson ayaa xaqiijiyey in uu bixiyey ganaax la xidhiidha in uu jabiyey shuruudihii xayiraada ka qaybgalkii munasabadaas oo lagu qabtey xafiiska wasiirrada 19-kii juun sanadkii 2020kii. Warbixin ammuurtaas […]
Madaxweyne Farmaajo oo dardaaran muhiim ah u jeediyay ciidamada Xooga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku saabsan dabbaal-degga 12-ka Abriil ee Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa uu ku maamuusay Taliska iyo Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Taliyeyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku bogaadiyey xuskii maanta loogu dabbaaldegayey Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga […]
