30 Oct, 2025
1 min read

Jubbaland oo shaacisay Odoyaasha soo xulaya Ergada 7 kursi oo lagu Dooranayo Ceelwaaq.

Guddiga Maamulka Doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Odoyaasha soo xulaya ergada dooraneysa toddoba kursi oo kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Doorashadooda ka dhaceyso magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Guddiga ayaa billaabaya diiwaan gelinta Musharixiinta kuraastan oo ah kuwii ugu horreeyay oo lagu qabanayo Ceelwaaq, waxaana harsan kuraas kale. Hoos ka akhriso magacyada odayaasha:

1 min read

Maxkamadda sare ee dalka oo go’aan ka soo saartay dacwdii Fahad Yaasiin

Maxkamadda sare ee dalka oo go’aan kasoo saartay dacwadii Fahad Yaasiin u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka oo la horgeeyay dacwad uu guddiga doorashada heer federaal ka gudbiyay taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goordhaw soo saartay go’aan meesha ka saaraya dacwadaasi. Dacwada uu Fahad Yaasiin u gudbiyay maxkamadda sare ayaa la […]

7 mins read

Somali government, US company dispute legality of oil deal

The Somali government and a U.S. company are locked in a dispute over the validity of an oil exploration agreement reached in February in Istanbul. Abdirashid Mohamed Ahmed, Somalia’s minister of petroleum and mineral resources, and Richard Anderson, chief executive officer of Coastline Exploration Ltd., signed the agreement. But in separate statements, Somali President Mohamed […]

1 min read

Ilhan Cumar oo la kulantay Imran Khan

Ilhan Omar ayaa hoygiisa ku booqatay Raysal-wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan xilli ay Haweenaydan Soomaalida ee ku jirta Congress-ka Maraykanka booqasho 4 maalin ah ku joogto Pakistan. Ilhan oo la filayo in ay booqato gobolka Kashmiir qaybtiisa Xorta ah ee gacanta Pakistan ku jirta ayaa Imran Khan ku ammaantay dadaalkiisii lixaadka lahaa ee uu […]

1 min read

Deni oo u soo wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo sidoo kale ah musharrax madaxweyne ayaa ka dagay magaalada Muqdisho halkaasoo oo ka billaabi doono ololihiisa doorashada. Deni ayaa waxaa soo dhaweeyay xildhibaano badan, masuuliyiin kale iyo shacab isugu soo baxay afaafka garoonka Aden Cadde. Deni ayaa mar sii horreysay ku dhawaaqay musharraxnimadiisa, wuxuuna ku biirayaa dhowr iyo toban […]

1 min read

R/Wasaare Rooble oo ka hadlay weerarkii Hoobiyaha ee ka dhacay Baarlamaanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xusseen Rooble ayaa cambaareeyay “falalka argagixisada ee la doonayo in lagu carqaladeeyo shaqada Baarlamaanka Federaalka ah” ayaa lagu yiri qoraal lagu baahiyay bogga xafiiska ra’iisal wasaaraha. Qoraalka ayaa lagu sheegay in ra’iisul Wasaaruhu uu bogaadinayaa dadaalka Baarlamaanka ee dhammaystirka iyo dardargalinta doorashada. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliyeyaasha Ciidammada […]

1 min read

Sacuudiga oo aad uga carooday gubidda kitaabka Quraanka ee Sweden.

Sacuudi Caabiya ayaa aad uga carootay wararka sheegaya in si ula kac ah Qur’aanka loogu gubayo Sweden. Sida wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ay ku xustay bayaan ay saakay soo saartay. Wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa bayaankeeda waxay ku tiri, “Wasaaradda arrimaha dibadda waxay gudbineysaa cambaareynta Sacuudi Carabiya ee ku aaddan tacaddiga iyo daandaansiga Muslimiinta.” Bayaanka […]