1 min read

Jubbaland oo shaacisay Odoyaasha soo xulaya Ergada 7 kursi oo lagu Dooranayo Ceelwaaq.

Guddiga Maamulka Doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay liiska Odoyaasha soo xulaya ergada dooraneysa toddoba kursi oo kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo Doorashadooda ka dhaceyso magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Guddiga ayaa billaabaya diiwaan gelinta Musharixiinta kuraastan oo ah kuwii ugu horreeyay oo lagu qabanayo Ceelwaaq, waxaana harsan kuraas kale.

Hoos ka akhriso magacyada odayaasha: