News Block
Fullwidth Featured
Madaxweyne Deni oo ka hadlay qarixii lagu dilay Nabaddoonada.
Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Puntland oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Xukuumadda Iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Boosaaso. “Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle Ha’unaxariisto Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise […]
Haddii lagu yiraa Maanta waxaa la saxiixay, Hashiis lagula wareegayo Hantidaada oo dhan Heshiis….!!!
Haddii lagu yiraa Maanta waxaa la saxiixay, Heshiis lagu qaadanayo Caruurtaada. Hashiis lagula wareegayo Hantidaada oo dhan. Heshiis lagu iibsanayo Kilyahaaga. waad diidi leheyd. Laakin kan Maanta ey kala Saxiixdeen Mr.W. Richard Anderson , Mr.Jake UIrich iyo Wasaaradaada Petrooka laguma tusin waxa lagu heshiiyay. waxa uu kuu sheegay. Mr. W Richard, kaliya in aad leedahay […]
Gudiga Doorashooyinka oo mar kale ku amray Hirshabelle hakinta Kursiga Fahad utartamayo.
Qoraal lagu daabacay Bogga Facebook-ga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal FEIT,ayaa lagu faray Guddiga SEIT ee Hirshabeelle adkeynta qoraalkiii kasoo baxay Guddiga FEIT ee lagu hakiyey kursiga tirsigiisu yahay HOP#086.
Maraykanka oo mar kale digniin culus u Jeediyay Madaxda Somalida.
Qoraal kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Somaliya,ayaa looga dalbaday in madaxda Somalida ay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa in doorashada Golaha Shacabka lagu soo gaba-gabeeyo 25-ka bishan,si lagu kalsoonaan karo oo daah-furan. “Dowladda Mareykanka waxay la xisaabtami doontaa ciddii carqalad ku keenta ama carqaladeysa hanaanka doorashooyinka,”,Ayaa lagu yiri qoraalka Safaarada Mareykanka ee Somaliya.
Guddiga doorashada Banaadiriga oo shaaciyay Liiska Guddiga soo xulista ee shanta Kursi.
Guddiga doorashada Banaadiriga,ayaa soo bandhigay Liiska Guddiga soo xulista ee shanta kursi. Doorashada shanta kursi ee Banaadiriga ayaa todobaadkan la qabanayaa, sida uu horay u shaaciyay Guddiga doorashada Banaadiriga. Halkan ka akhriso:-
Hey’adda IMF oo ku hanjabtay in ay joojinayso taageerada dhaqaale Ee Somaliya.
Madaxa hay’adda lacagta adduunka ee IMF ee dalka Soomaaliya Laura Jaramillo ayaa ka digtay inay joojin doonaan lacagaha ay ku taageeraan mushaaraadka ciidamada iyo adeegyada kale ee muhiimka ah ee Soomaaliya bisha May haddii dib u dhac kale uu ku yimaado doorashada dalka Somaliya. IMF ayaa tan iyo sanadkii 2017dii ka caawinaysay dowlada Soomaaliya bixinta […]
Ciidamada deegaanka Soomaalida oo xirxiray Siyaasiyiin ka soo horjeeday Madaxweyne Cagjar.
Xukumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay siyaasiyiintii damacsaneyd iney deegaanka kacdoomo ka sameeyaan ay dowladdu tallaabba ka qaadday. Hoggaanka Nabadgalyada Deegaanka Soomaalida Mubashir Dibad Raage oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay hadafka ay siyaasiyiinta uu qaswadayaasha ku sheegay ay leeyihiinna uu ahaa iney dowladda deegaanka ka jirto meesha laga saaro dadki shacabka […]
Biden”Putin wuxuu go’aansaday in uu ku duulo Ukraine”.
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa gelinkii dambe ee shalay oo Jimco ahayd sheegay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu go’aansaday inuu ku duulo Ukraine. Milateriga Ruushka ayaa ku dhawaaqay in Sabtida maanta ah ay sameyn doonaan dhoolatus ballaaran oo ay ku sameynayaan ciidamadooda istaraatiijiga ah ee Nukliyeerka, kaasoo Putin uu si shaqsi ah u kormeeri doono. […]
Gudiga Doorashada Fadaraalka oo shaaciyay in la jabsaday bartoodii Facebook.
Guddiga Doorashada Heer Federaal oo ku wargeliyey Ummadda Soomaaliyeed iyo Caalamkaba in Boggii ay ku lahaayeen Barta Facebook-ga uu galay gacan kale, sidaa daraaddeed intuu gacanta guddigu ku soo noqonayo wixii lagu faafiyo aysan waxba ka jirin.
Siyaasiyiintu, wax badan, wax aanan jecleeyn waa nagu buufiyeen ee.. =Nadashada Jimcaha. Q- 292=
Nin ayaa Bus u raacay Gobal, waxa uu fadhiistay Kursiga Gadaale, Gabar ayaa soo dhinac fadhiisatay, waxa eyna shidatay Sigaar. Dhowr jeer ayuu ku yiri: naga dami waa i dhibaahe. waxa ey ku tiri: Lacagteyda ayaan kala soo baxay. Waxa la tagay Tuulo, waxa uu ka soo iibsaday “Biif Baaf” sunta kaneecada. markii Buska la […]