Culumaa’udiinka iyo waxgadka Puntland oo taageeray DFS, kana soo horjeestay Saciid Dani.+Video iyo cod.
1 min read

Culumaa’udiinka iyo waxgadka Puntland oo taageeray DFS, kana soo horjeestay Saciid Dani.+Video iyo cod.

Shir jaraaid oo ay qabteen Waxgaradka iyo Culumada Puntland ayay ku sheegeen inay ka soo horjeedaan Fakirka hogaamiyaha Puntland ee kala goy ayaa Soomaaliya.

“Hadii kala Go’ heer lagu gaarayo Somaliland ayaa ku gaari lahayd” ayay yiraahdeen Culimada deegaan Goboleedka Puntland oo sheegay inay si buuxda u taageeersan yihiin Xukuumadda RW Xamze.

Culimada Puntland waxay cadeeyeen inay taageersan yihiin dhamaystirka Destuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ansixiyeen Labda Golle Baarlamaanka Soomaaliya.

Hadaba muuqaal Cod ah oo culimada iyo waxgaradka Puntland oo ku saabsan mowqifkooda Hoos ka dhagayso.