
News Block
Fullwidth Featured
Soomaaliya oo agab ciidan oo badan ka hesha Midowga Afrika.
ISTANBUL Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegtay in ay ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan oo ka timid Midowga Afrika. โJamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay Midowga Afrika ka heshay shixnad ciidan oo aad u badan Khamiistii, oo ay ku jiraan baabuurta gaashaaman, koofiyadaha iyo jaakadaha, gawaarida gaashaaman, booyadaha shidaalka iyo biyaha, matoorada, sahayda caafimaadka iyo […]
Heshiiska Hayโadda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hayโadda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA).
Soomaaliya โ Xilli muhiim ah oo isbeddelka dhijitaalka ah ee Soomaaliya ku yimid, Hayโadda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hayโadda Xog-ururinta iyo Diiwaangelinta Qaranka (NADRA) ee Pakistan waxay saxiixeen Addendum-2 sida waafaqsan heshiiska ugu weyn ee Nidaamka Aqoonsiga Qaranka Soomaaliyeed (SNIDS). Xafladda ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb […]
James Swan oo loo magacaabay Madaxa Xafiiska kaalmada QM ee Soomaaliya.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antรณnio Guterres ayaa James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka si rasmi ah ugu magacaabay inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmada Ku Meel Gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS). Mr. James Swan ayaa horey ku sime uga ahaa xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee […]
Madaxwenayaasha Somaliya iyo Turkiga oo kulan xasaasi ah yeeshay.
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa si rasmi ah u qaabilay dhiggiisa, MadaxweyneERdogan, oo ku qaabilay xarunta madaxtooyada ee Ankara intii uu ku guda jiray booqashadiisii โโshaqo ee rasmiga ahayd. Labada Madaxweyne waxay yeesheen wada-hadallo miro dhal ah oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal ee […]
Booliiska Kenya oo sheegay in Lix qof lagu dilay weerar ka dhacay xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Ugu yaraan lix askari oo booliis ah ayaa lagu dilay afar kalena waa la dhaawacay ka dib markii ay weerar ku qaadeen xero boolis oo ku taal Kenya oo ay fuliyeen dagaalyahano looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Booliska dalka Kenya ayaa warbixin ay soo saareen maanta oo Axad ah […]
Maxay noo yaabgali-weeysay Talooyinka maskaxda wasakheysan ee Abuu camaar?
Ceebeynta Horumarka nabadgalayo iyo heerka uu gaarsiisan yahay la dagaallanka Argagixisada oo laga dhigto hadaf dhaliil jeedin ah oo ku aadan dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqon kartaa mid ka dhigan muujinta ficil xaasidnimo oo garab siinaya cadowga Ummadda Soomaaliyeed. Milkiilihii dowladii Farmaajo fahad yaasiin abuu camaar oo hoos u dhigay xaqa dadka dagan Galmudug […]
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo maanta Muqdish soo gaaray iyo kulumo uu la yeeshay Rw Xamse.
Raโiisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Dr. Maxamuud Cali Yusuf oo maanta booqasho laba cisho ah ku yimid Muqdisho Wafdiga Guddoomiyaha Gudidga Midowga Afrika ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Raโiisul Wasaare kuxigeenka Saalax Jaamac iyo masโuuliyiin kale. Raโiisul Wasaaraha ayaa Guddoomiyaha uga mahadceliyay […]
Fahad Yaasiin : “Madaxweynaha Jamhuuriyada waan ku boogaadinaynaa dadaalka iyo..”
Madaxweynaha Jamhuuriyada waan ku boogaadinaynaa dadaalka iyo garab galka joogtada ah ee uu siinayao labada maamul ee Hirshabelle iyo Galmudug, isagoo furimaha dagaalka naftiisa gaynaya. Waxaanse Madaxweynaha xusuusinayaa, xilka loo dhaariyey wuxuu farayaa inuu garab iyo gaashaan u noqdo dalka oo idil. Sidaas awgeed, waxaan u soo jeedinayaa inuu usoo jeesta dhanka Koonfur Galbeed iyo […]
Nasashada Jimacaha. Q-452=Gabareey Duca waalid hadaadan wadan Magafaa Gacanta kaa qabsan doono?=
1. Boqor ayaa ku riyooday iyada oo ilkihii oo dhan ay ka wada dhacdeen oo hortiisa ay Daadsan yihiin. Nin Riyada fasiro ayuu u yeeray. Ninkii ayaa yiri: ehelkaaga oo dhami hortaada ayeey ku wada geeriyoonayaan Adiga oo nool. Waxa uu Boqorkii yiri: ha la xabiso. Nin kale ayuu u yeeray isla sidii ayuu u […]
Madxweynaha Jamhuuriyadda oo caawa ku hoyanaya Degmada Cadale, halkaas ayuu dagaalka ka hogaaminaayaa.
Xasan Sheikh oo wato diyaarado dagaal ayaa mar kale ka bus kiciyey dagmada cadalel oo uu dagaalka ka hogaamin doono. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen, masuuliyiin heer Federaal iyo heer-dowlad goboleed […]