04 May, 2024
1 min read

Maraykanka: Sare u kac ku yimid Tirada dadka u dhinta isticmaalka Daroogada.

NEW ORLEAN – Tirada dadka u dhinta isticmaalka dawooyinka xad-dhaafka ah iyo waxyaabaha kale ee maanka dooriya ayaa aad sare ugu kacay dalka Maraykanka, sannadkii la soo dhaafay, sida ay sheegeen masuuliyiinta xarunta xakamaynta iyo ka hortagga cudurada faafa ee dalka Maraykanka ee loo soo gaabiyo CDC. Khubarada diyaarisay warbixinta ayaa sheegay inaanay hubin, in […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Saraakiil tababar ku qaadanaysa dalka Qatar.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar […]

2 mins read

Mareykanka: Gobolkii ugu horreeyey oo mamnuucay TikTok.

Helena:- Montana ayaa Arbcadii noqday gobolkii ugu horreeyey ee Mareykanka ah oo mamnuuca TikTok, ayada oo sharcigan uu dhaqan-geliyo sanadka xiga, xilli ay xoogeysatay doodda la xiriirta saameynta iyo amniga app-kan caanka ah. Mamnuucista, oo uu saxiixay barasaab Greg Gianforte, ayaa tijaabo sharciyeed u noqon doonta haddii app-kan laga leeyahay Shiinaha laga mamnuuci karo dalka […]

1 min read

Wasiirrada wasaaradaha Gaashaandhigga ee Soomaaliya iyo Kenya oo kulmay.

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Al-shabaab kadib kulan ay ku yeesheen Kenya. “Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee ciidamada Soomaaliya ee Howlgaladda socda iyo in ay naga […]

1 min read

Mid ka mid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay in la waayo dhammaan shaqaalahii saarnaa oo gaarayay 39 ruux. Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa amray in la billaabo howl-gal baaritaana ah oo lagu baadi goobaya Shaqaalahii markabkan, ku waasi oo […]