1 min read

Dowladda Soomaaliya oo dhaqan-gelisay shuruucda Hay’adda Duulista.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiim tahay in la dhaqan geliyo shuruucda iyo habraacyada kala duwan ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda oo ay meel mariyeen golaha wasiirada iyo golayaasha sharci-dejinta.