19 May, 2024
2 mins read

Mareykanka: Gobolkii ugu horreeyey oo mamnuucay TikTok.

Helena:- Montana ayaa Arbcadii noqday gobolkii ugu horreeyey ee Mareykanka ah oo mamnuuca TikTok, ayada oo sharcigan uu dhaqan-geliyo sanadka xiga, xilli ay xoogeysatay doodda la xiriirta saameynta iyo amniga app-kan caanka ah. Mamnuucista, oo uu saxiixay barasaab Greg Gianforte, ayaa tijaabo sharciyeed u noqon doonta haddii app-kan laga leeyahay Shiinaha laga mamnuuci karo dalka […]

1 min read

Wasiirrada wasaaradaha Gaashaandhigga ee Soomaaliya iyo Kenya oo kulmay.

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Al-shabaab kadib kulan ay ku yeesheen Kenya. “Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee ciidamada Soomaaliya ee Howlgaladda socda iyo in ay naga […]

1 min read

Mid ka mid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay in la waayo dhammaan shaqaalahii saarnaa oo gaarayay 39 ruux. Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa amray in la billaabo howl-gal baaritaana ah oo lagu baadi goobaya Shaqaalahii markabkan, ku waasi oo […]

1 min read

Sweden: Dilalka dhallinyarada Soomaalida oo yaraaday.

STOCKHOLM:- Waayadii ugu danbeeyey dalka Sweden waxa ka dhacayey dilalka iyo waxyeellada ay isku gaystaan dhallinyarada ajnabiga ah oo ku kala jira kooxo gaang ah. Caasimada Sweden ee Stockholm waa magaalada ugu badan ee dhibaatadaasi ay ka dhici jirtey. Haddaba, kadib dedaallo iyo wadashaqayn dhex martey waalidiinta, hay’adaha dowladda iyo ururada bulshada Soomaaliyeed, waxay u […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Ajaanib u kala dhalatay dalalka Poland iyo Jarmalka.

MUQDISHO:- Warbaahinta rasmiga ah ee dawladda ayaa sheegtay in Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ay dalka ka cayrisay labada qof oo u kala dhashay Poland iyo Jarmalka. Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in tallaabadan la qaaday kadib markii wasaaradda codsi uga yimid xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo labadaas ruux ku eedeeyay inay ku xad gudbeen […]

1 min read

Madaxweynaha oo Magacaabay Lataliyaha Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in tallaabadani ay qeyb ka tahay qorshaha Qaran ee dalkeenna lagaga dulqaadayo cunaqabateynta Hubka ee saaraan, maadama ay muhiim tahay in la xaqiijiyo […]