24 Apr, 2024
1 min read

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo kulamo kula leh waxgaradka iyo siyaasiyiinta magaalada Laascanood.

Wararka ka imaanaya Laascanood ayaa sheegay in wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dowl Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif uu tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Wararka ayaa intaa ku daraya in uu kulamo la yeeshay gudiga 33 ee SSC. Waa wasiirkii ugu horeeyay ee ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ee tago magalada Laascaanood. Lama oga in […]

1 min read

Madaxweynaha Ukraine Zelensky oo booqasho lama filaan ah ku tagay dalka Japan.

Madaxweynaha Ukraine ayaa booqashadiisa lama filaanka ku yimid Hiroshima oo uu ka socdo shirka G7. Zelensky ayaa tagi doona Hiroshima maalinta Axada, inkastoo uusan xafiiskiisu xaqiijin booqashada. Wararka ku saabsan booqashadiisa suurtagalka ah ayaa soo baxay Jimcihii . Jimciha maanta ah, Mr Zelensky wuxuu u duulay Sacuudi Carabiya si uu ula kulmo madaxda Carabta. Shirka […]

2 mins read

Gabar ka qaxday dagaalkii Tigray oo kaalinta labaad ka gashay tartanka quruxda ee Miss Black Belgium 2023.

Gabar dhalinyaro ah oo magangalyo weydiistay Belgium ka dib markii ay ka soo carartay colaada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad tartanka quruxda Miss Black Belgium 2023. Rahwa Kinfe ayaa BBC-da u sheegtay in ay aad ugu hanweyntahay in ay soo bandhigto dhaqanka iyo qiyamka Tigrayga ee fagaarayaasha caalamka. Ms Rahwa ayaa […]

1 min read

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay saanad ciidan oo ay sheegtay in loo waday Al-Shabaab.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay agab iyo saanad milatari oo kooxda Al-Shabaab uga soo dagtay dekadda iyo garoonka Muqdisho kuwaas oo lagu soo dhex qariyay badeecad ganacsi. Wasiiru Dawlaha Amniga Gudaha Maxamed Cali Xagaa oo weriyayaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in in ka badn toban qof oo […]

1 min read

Allaha u naxariistee Janaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golihii sare ee Kacaanka oo geeriyooday.

Allaha u naxariiste Waxaa Xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia ku geeriyooday Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golihii sare ee dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Allah u naxariiste marxuumka oo ka mid ahaa Golihii kacaaanka ayaa xilal badanoo ay ka mid ahayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Duqa Muqdisho kasoo qabtay dowladdii dhexe ee […]

1 min read

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo laashay dacwad ka dhan ah shabakadda Twitter-ka.

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Khamiistii diiday sii socoshada, dacwad ka dhan ahayd shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada gaar ahaan shirkadda Twitter-ka, taas oo ay dacwad ku soo oogeen, qaar ka mida dhibbanayaal ay eheladoodu ku dhimatay weeraro argagixiso. Dhibbanayaasha dabada ka riixaya kiiskan ayaa dacwadooda saldhig uga dhigay sharciga la dagaalanka argagixisada […]