1 min read

Hubka waaweyn ee Magaalada laga mamnuucay Qalinkeygu ma ku jiraa?

Horta Hubka waaweyn ee Magaalada laga mamnuucay Qalinkeygu ma ku jiraa?

Labadaan talo mid qaado.

1.Haddii ay Jawaabtu, HAA waa ku jiraa ay tahay. Commenti-gaaguna waa ku jiraa ee Comment ha soo qorin.

2. Hadii ay jawaabtu MAYA, tahay , Commenti-gaaga waxaa dhibsanayo Masuuliyiinta iyo…. ee Comment ha soo qorin.

Qore: Yahya Amir