1 min read

Barakacayaal xanuunno ugu geeriyooday duleedka Kismaayo.

Waxaa laga dayrinayaa xaaladda nololeed ee barakacayaasha ku nool duleedka woqooyi ee magaalada Kismaayo, iyada oo ay hooseeyaan adeegyada bulsho, gaar ahaan adeegyada caafimaadka oo aan halkaas ka jirin.

Arrintaas ayaa keentay in qaar ka mid ah bulshada halkaas ku nool ay u dhinteen xanuuno uu ka mid yahay Shuban Biyoodka.