28 Apr, 2024
1 min read

RW Xamsa oo ka qeybgalay xaflad loogu mahadcelinayay Guddigii qaban qaabada xuska Xoriyadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Yaaqshiid oo loogu mahadcelinayay guddigii  ka shaqeynayay toddobaadka Xorriyadda dalkeenna. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyey guddigii loo xilsaaray abaabulka iyo qabsoomidda  toddobaadka Xorriyadda dalkeenna sidii wanaagsaneyd ee ay u agaasimeen xuskii maalmihii xorriyadda oo dalka oo dhan si […]

1 min read

Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida+Sawirro

Shacabka magaalada Xagar ayaa si diiran  soo dhaweeyay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland , kuwaasi oo goob fagaare ah isugu soo baxay, iyagoo muujiyey sida ugu faraxsanyihiin guusha ay ciidamada qalabka sida soo hooyeen. Saraakiisha Ciidanka ayaa Shacabka Xagar  kula hadlay Bartamaha Magaalada waxaana ay uga Mahadceliyeen sida diiran ee ay usoo […]

1 min read

Koox-howleedka Farsamo ee Xalka waara ee Galmudug oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa daah-furay Koox-howleedka Farsamo ee Xalka Waara ee Maamul Goboleedka Galmudug oo ka dhacday caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabadda lagu daah-furayay Koox-howleedka Farsamo ee Xalka waara ee […]

1 min read

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Gorgor oo howlgal ka sameeyay deegaanno hoostaga Galcad.

Ciidanka sida gaarka u tababaran ee  kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu baacsanayo kooxda khawaariijta ee Alshabaab ka sameeyay deegaannada iyo dhulka howdka ah ee hoosyimaada dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Deegannada ay ciidamadu howlgalka ka seemeeyeen waxaa ka mid ah Ceel xaaji, Ceel timir,  Ceel Cali Afrax  iyo […]

4 mins read

U tacsiyeey Magaalada Mogadishu.

Mogadishooy Samir iyo iimaan Alla ha kaa siiyo, Magaalooyin Badan oo kula mid ahaa ayeey ku dhacday, Adiga waxaa kuu dheer in Shacabkii aad Caasimadda u aheyd iyo kuwii ku maamulayay ay kuu geeysayteen dhibka. Waa mamnuuc in Dhismooyinka Taariikhiga ah la Dumiyo, ama la bedelo qaab dhismeedkoodii hore, waana in ay heshaa Magaaladu dayac […]

1 min read

Mid ka mid ah Masaajidada ugu weyn dalka Soomaaliya oo laga hirgeliyay Magaalada Warshiikh+Sawirro

Xarun diimeedka degmada Warshiikh ee G/Sh/Dhexe ayaa 3/7/2023 oo waafaqsan 15//12/1444 ee Hijriyadda Islaamka, waxaa laga furey Masjidka ugu weyn Dawlad Goboleedka Hirshabeelle. Masjidkaas oo loogu wanqalay Caalimkii weynaa ee degmada Warshiikh Shiikh C/raxmaan Bin Shiikh Cumar, Al-Celiyi ayaa munaasabaddii daahfurkiisa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirro, Xildhibaanno, Safiirro, aqoonyahanno, qurbajoog, culumaa’udiin waaweyn, ganacsato, odoyaal dhaqan, […]

1 min read

Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo.

Muqdisho.:- Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, waxaana munaasabadda goobjoog ahaa Wasiirka Amniga Jubbaland Jeneraal Yuusuf Dhuumaal, Taliyaha ururka 5-aad, guutada 16-aad ee danab Gaashaanle Carab Dheeg Axmed iyo saraakiishii tababarka bixinaysay. Tababarkaan oo socaday muddo labo bilood ah […]

2 mins read

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad Xasaasi ah ka leediyay Garoonka Mogadishu Stadium+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah, xuska sannad-guurada 63-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda dalka, sooyaalka dadka Soomaaliyeed ee la dagaallanka gumeysiga iyo hiigsigooda ku aaddan dhismaha qaran ka tilmaaman gobolka iyo qaaradda. Gumeysigii laga xoroobay iyo kan […]

1 min read

Madaxweynaha dalka oo Ubax dhigay Daljirka Daahsoon+Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasbadda Xornimmada iyo Midnimada 1-da Luulyo awgeed waxaa uu ubax dhigay taallada Daljirka Daahsoon ee Caasimadda Muqdisho. Munaasabadda ubax dhigga waxaa Goob joog ahaa kummanaan shacabka Soomaaliyeed ah iyo mas’uuliyiinta kala Duwan ee haya’addaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gebqgabada xuska 63 guuurada maalmaha xoriyadda iyo […]