07 May, 2024
3 mins read

Nasashada Jimacaha. Q-365=Siyaasadda waxaan ku nacay: Waxaa Badan Kii Adiga kaa saxan in aad Cadaw ka dhigato, kii khaladanna Saaxiib=

Siyaasadda waxaan ku nacay. Siyaasi waxaan u noqon waayay wax yaaba badan waxaa ka mid ah Lixdaan: 1. Sh. Kashki, ayaa yiri: Dadka badankiisu waxa ay maleeynayaan in Cumrigoodu uu dheeryahay ayna heeystaan Fursad ay ku toobad keenaan. Waxaa dhacdo in geeridu ay si fudud oo aan la fileeyn kugu timaad.( F.S:1aad) ( Siyaasadda waxaan […]

5 mins read

Madaxweynayaashii hore ee dalka soo maray sida Shariif, C/Qaasim iyo Farmaajo maxay ka yiraahdeen ka qayb galka Shirka Muqdisho?

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in uu dib u dhac ku yimid shir ay dawladda federaalka Soomaaliya ku baaqday in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, kaasoo lagu martiqaaday madaxdii hore hogaanka u soo qabatay oo ay ku jiraan madaxweynayaal, ra’iisul wasaareyaal, guddoomiyeyaal baarlamaan iyo madax kale oo hore dalka xilal uga soo qabatay. […]

4 mins read

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 1-aad

Waa maxay Musuqmaasuq?:- Musuqa Luqada Ingiriiska waxa lagu yiraahdaa(corruption),Carabigana waa(fasaad) Macno ahaanna waa  sharciga oo la qaloociyo iyo wax is daba marin  noocya badan leh(transgression).dhanka kale haddii loo dhigo Musuqmasuq waa lunsasho hanti dadweeyne, wuxuuna ka dhici karaa hey’adaha dowladda(Public sector) iyo kuwa gaarka loo leeyahay (Private sector). Noocyada Musuqa:- Qeybaha uu Musuq maasuqu u kala baxo […]

2 mins read

Dowladda oo ciribtireysa cudurka ugu xun ee curyaamiya dhismaha Dowladnimada (Warbixin).

Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hay’adeed, falcelin xun oo kan sameeeyaa u haysto tallaabo u hiilineysa horumarkiisa noloeed,balse ah go’aan mugdi gelinaya mustaqblkiisa adduun iyo Aakhiro. Soomaaliya oo dhaqankan tuuganimada ah dhibaato ku hayay muddo dheer ayaa qaadeysa tallaabooyin ka dhan ah kuwa caadeystay xatooyada xoolaha dadweynaha. Madaxweynaha […]

4 mins read

U tacsiyeey Magaalada Mogadishu.

Mogadishooy Samir iyo iimaan Alla ha kaa siiyo, Magaalooyin Badan oo kula mid ahaa ayeey ku dhacday, Adiga waxaa kuu dheer in Shacabkii aad Caasimadda u aheyd iyo kuwii ku maamulayay ay kuu geeysayteen dhibka. Waa mamnuuc in Dhismooyinka Taariikhiga ah la Dumiyo, ama la bedelo qaab dhismeedkoodii hore, waana in ay heshaa Magaaladu dayac […]

2 mins read

Anigu maxaan u Xushmeeyaa Asgariga?

Magaca Asgari ( Soldier) Asalkiisii intuu ka yimid? Saddax kun sono ka hor ayaa Dowladii Giriigii hore Asgar qoratay waxaana loo yaqiin Magaca “Soldier” , oo ka kooban labada xaraf ee “Sold” oo ah Lacag iyo “Dare” oo ah Sii. Waajibka Asgariga Waajibka 1aad ee Asgarigu waa in uu ilaaliyo “Deshebiliinka” Ciidan iyo Amarada la […]