Shan Xildhibaan oo Somali ah hadii ay isku yimaadaan maxey ka doodaan?
1.Shan Xildhibaan oo Japan ah Hadeey isku yimaadiin, waxa ay ka doodaan wax soo saar cusub. (F.S:1aad)
2. Shan Xildhibaan oo Shiina ah haddii ay isku yimaadiin waxa ay ka doodaan Kaabayaasha dhaqaalaha. (F.S: 2aad)
3. Shan Xildhibaan oo Carab ah haddii ay isku yimaadiin waxa ay ka doodaan Haween, iyo Daar Qurxuun.(F.S: 3 & 4aad)
4. Shan Xildhibaan oo Afrikaan kale ah, haddii ay isku yimaadiin waxa ay ka doodaan Horuumarinta Musikada, Caweyska shacabka iyo Horuumarinta Hantida Xildhibaanada.(F.S:5aad)
5. Shan Xildhibaan oo Yurub ah, haddii ay isku yimaadiin waxa ay ka doodaan, Khayraadka Dunida sideey ula wareegi lahaayeen.(F.S: 6aad)
6. Shan Xildhibaan oo Mareykan ah, haddii ay isku yimaadiin waxa ay ka doodaan tayeeynta Dollarka iyo Drone-ka. (F.S:7 & 8aad)
7. Shan Xildhibaan oo Ruush ah, haddii ay isku yimaadiin waxa ay ka doodaan Hub sameeyso yaan lagu soo Hujuumine.( F.S: 9aad)
8. Shan Xildhibaan oo Somali ah hadii ay isku yimaadaan maxey ka doodaan?
Qore: Yahya Amir